We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan raadinayaa labada nin ee kor ku soo xusay oo markii iigu dambeysay joogay waddanka Jarmalka. Fadlan haddii aad garanayso halkan farriin iigu dhaaf.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date War ninyahow anigu waxaan ogahay in laba nin oo ilma qiilmawaaya ay deganyihiin Danmark, magaalada Odense, lakin cinwaankooda ma hayo. Good luck
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Thanks Faysal, wax yaqaan waa la iska heli doonaa ayaan filayaa Mahadsanid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ABSHIR WALAAL WAXAAN OGAHAY MEEL AAD KA HELI KARTO ILMO QIIMAWAAYE.ILA SOO XIRIIR EMAILKAYGA nasir@intergate.bc.ca
|