We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date fadlan hadaa dagnaanjirtay mashaan ku soo sheegay waxaa igala soo xariirtaa emailkan cisman1@hotmail.com or mascuud_2000@yahoo.com wana k u mahadsantahay dhamantiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date AS_SALAAMU CALEYKUM. WALAAL ADAREESKA AAD SOO QORTEY WUU QALDAN YAHAY! WALALKIIS ANIGA WAXAAN DEGANAA JIDKA SODONKA! ADIGA INTEE KA DEGANEYD XAMAR JADIID? WAXAAN KAAGA TAGAYAA SIDAAS IYO NABADGELYO. WAABILAAHI TOWFIIQ!!! WASALAAMU CALEYKUM WARAXMATULAAH!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal waxaan daganaan jiray xamar jidiid siiba agagaarka suuqa weyn ee laga adeegan jiray waxaan dhigan jiray iskuul axamed guray. ee adigu xageed ka daganeyd xamar jidiid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salamo alekom all ... aniga waxaan daganaa xamar jadiid hotel Iidle gadaashiisa magaceeygana waa Iimaan cali(iimaan carab) hadaad i taqaanid ila soo xiriir emailkan iman10@hotmail.com mahadsanid waxaa noola yiqiinay(cida carabta)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Aniguna waxaan dagaanaa xamarjidid gaar ahaan labo dhagax magacayguna waa cabdiqani yusuf
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waa hagaag waa hagaag, Dhammaan barbaarta Baar Ubax waa idin salaamey meel walba ood joogtaanba. Dhalinyaro this is Shigshigaaye in the house... ka mid ahaa halyeeyadii "Qurac-Qaajo" dhamaantiin meel walba ood joogtaanba ila soo xiriira emailkayga waa naaaasir@aol.com Waa Shigshigga Xaaji oo idin leh halaysa soo taabsado.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date BaarCaasho gadaashiisa, went 2 Skool Axmed Gurey. magacayga waxaa la yiraahdaa Yaasiin. Baar Ubax 2 Alaale 2 Suuq Xamar Jadiid 2 Shiirkole ofeshale anaa kuu aqaan abti. left there in 1989. \mail sunta@bellsouth.net ilasoo xiriir!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, June 29, 2000 - 03:24 am By Anonymous on Thursday, June 29, 2000 - 08:21 am: hoooo heeee waa jamal moodoobe sxb waxan dagana xarmajadid bar ubax iskool axmed gurey agtisa waxan dhigan jirey axmd gurey sare masuuse galal waxana ka mid ahaa ciyal ariston bye aqyarta emailkega wa kana
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, June 29, 2000 - 03:27 am sory emial.jamaalali@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, July 03, 2000 - 05:31 am imaan ma dhiga jirtay sheekh suufi? hadii aad dhigan jirtay ma i xasuusataa. saxiib hadii aad tahay ninka aan ku malaynayo, weligaa ima i loowaysid ee saxiib igala soo xariir halkaan. waxaa ag degnayd soo maha misaajidka biyo degenka agtiisa baar ubax. jaaw, bro
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, July 03, 2000 - 05:43 am aqyaarta anigaba waxaan degnaan jirnay, school, Ahmed guray guriga ku dhgan ayaan aheen, ee dukanka lahaa ma xasuusataan ee ilmaha marka, schoolka laga soo dayo ee biyaha ka cabi jirayn. Yaa reer ahmed guray ahaa ama dhigan jiray?waxaan halkaan ka bafinayaa saxiibaday oo kale ah. Qarmaqaate, oday, C/nasiir, bakaal,Hadii aad aqbaartoda taqanid mesha ay ku danbayso ama aa ahaad jiratay reer ahmed guray igala soo xariir halkaan. mahadsanid, reer shirkole
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 15, 2000 - 11:04 pm Alfa* bro salaan kadib sxb, ninyahow isku daris yaan aheyn laakiin maku xasuusan karo, laakiin ciyaal xaafadeena waxaa ka mid ahaa,DOOLI ,sanbuur, iyo kuwo kale iyo ciyaal ceelka,, bashiir maro(( allaha u naxariissteee, bro is cadee nooooooooh, bro, ma,ogtahay inaynu tuugo aheyn oo xaafadahaas cambaha ka xadi jirnay... yaw is cadee noooooooh, byeeeeee bro
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 15, 2000 - 11:17 pm ALFA* bro it's me again@ sxbkey alfa walaahi ninyahow markii aan arkay magaca oday aad baafinaysay sxb ninkaa banooni waa dhameeyey oo laacib yuu ahaa walaahi oo markii aan la ciyaari jiray tundheer ayuu igu xaaqi jiray * sxbkey si fiican kuuma aqaan ee ninyahow emailkaaga ii sheeg please, walaahi ninyahow waad taqaan meesha aan degnaa kaamana dheera oo waxaa ku dhegnaa muraayo garaad dabaqeed ama sarta dheer oo cas, garmaqaate iyo oday sifiican yaa u garan sxb, don't u knw shacuureey,sambuur, caydaruus goobe, yaasiin, who else bro, byeeeeeeelets knw each other,@ bye bro
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 02, 2000 - 03:58 am ..YEH OLD FACES IN THE HOUSE! SALAAM SHIGSHIGAAYE AND THE REST. I WAS ONE OF THE AXMED GUREEY THUGS. I WAS IN MY LAST YEAR. CARWO IDKO TO BAAR U BAX TO SALAAMA HOTEL, ALL MY N2'S ITS GOOD TO HEAR YU GUYS. ALFA, IS U SHOP ISTILL THERE!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 06, 2000 - 05:18 pm DHAMAAN WAXAAN BAAFINAYAA AAYE/AXMED DUUROW/HANIXANDAL/QALDAAN QALEEY/SADAQMADAXEY/ABDIXAAYOW/KEYSAREY/ JABRIIL/XASAN AFYARE/MAHADUU/KAAMILEY/ DHAMAAN CIYAALCEEL HAGILA SOO XIRIIRAAN E-MAIL/MILLENNIUMBOY_00@YAHOO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 06, 2000 - 08:39 pm dear ciyaa ceel ama axmed gurey!! waryaa hee warka hoohee, sxb aaye, saadaqmadaxay ragaas oodhan waan gartay dee, aaye iyo aniga waligeyba waxlee qase jirnay siiba macalimiinta kibirka badandee, iyo dhoocilaha qooqandee, duqa xaakaloo ku siiyaadee, sxb aaye isku class yaynu aheyn dee, all ahmed gurey boyz and girl have dreamcast game lol* byeeeeeeeeee fellss, where are there ahmed gurey boyz siiba 8b, 8t 8j, 8x all of them in 1990,...............byee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 06, 2000 - 08:55 pm ooooooooh, let me breath!! i'm searching my best friends, AAYE, FARAD QALDAN,C/LAAHI MURAAYO GARAAD, C/RASHIID GACMAY, SHACUUREEY, ABSHIR, dhnaka gabdhaha, dhago bariis,ismaha, who else yariisow, macalin xabiib,,ooooooooooooh, i can't remember my others friends, ===== xaga barxada school axmed gurey siiba banooniga, xandal, caydaruus goobe, qawdhan,beenboode,carab, nuune,oooooooh come on my memroy lost...ar aaway hee sxbaday, xaga sharadka qodxaalay, aawayeen heeee kuwii aan lacaga ka cuni jiray siiba lafaha ama lacagtaaaaa, ehehehe, come on boyzzzzzzz don't hide
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 13, 2000 - 09:16 pm Salaam Aleykum? I was so happy to see you all. I missed our crazy area. I am looking for Amran, Sucaad, Hodan Arabey and so on. If anyone of you went to Ahmed Gurey, and was eight grade by these years 1985 or 86 and know some of those girls please let me know. Who knows where Jamac blue, Hibaaq, and many more are in my mind. I hope Yall are good role models for our city. Love you whereever yall are.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 12:11 am waa idin salaamey dhamaan dhalinyaro waxaan daganaa iskool xamarjadiid kasoo horjeedkiisa waxaan kufaxsanahay sida aad iskusoo raadiseena ciyaal qurac qaajo shig shigaaye waakusalamey lakiin imaxasuusatid loodkii aadkaga yaraa aan ahaana sidaas iyo markale
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 01:55 am WAXAAN RADINAYAA DHALINYARADII DAGANEED IKOOLKA XAMARJADIID BARAXADA HADEEY MEESHA SOO GALAAN HA IGALA SOO XARIIRAN nuur@abOUT,COM WAA MAHADSAN TIHIINA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 25, 2000 - 06:58 am fadlan hadii aad taqaaniin MOHAMED IBRAAHIM HASHI (AFTOOL) oo daganaa xamar jadiid igala soo xiriir cinwaankan (Qeylo@hotmail.com)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 01, 2000 - 05:45 am WALAALAYAAL ANIGU WAXAAN DAGANANA "JIDKA MAREEXAANKA EE YAA EERIYADAAS DAGANAA. MAGACAYGUNA WAXAA LAYIRAAHDAA "DAAWE MADOOWE", WAXAANA DHIGANJIRAY ISKUUL "MUUSE GALAAL". EE QOFKII IGARANAAYOOW , FADLAN ILA SOO XIRIIR, DHALINYARADA XAFADA WAXAA KA MID AHAAA: BAXNAAN, JIIAAY; RIYAAL, ASAD MADOOWE, GUULEED MADAX DARDAAN, CABDI GUREY, SEEY(FARA BADNE) KUBADANA WAXAAN KU CIYAARI JIRNAY "BARXADA KORE", OO U DHEXEEYSAY WARSHADA SIGAARKA IYO TAN BIRAHA, SO IF U RECOGNAISE ANY OF THE ABOVE INFORMATION , I WOULD BE GREATFULL IF U COULD CONTACT, I HAVE ALSO ATTENDED "AXMED GUREY" SO IF U THINK U KNOW ANY PIEACE OF INFORMATION PLEASE E-MAIL ME. YOUR'S SINCERLY, DAAWE+ASAD(BOTH MADOOWEYAAL).
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 01, 2000 - 05:48 am SORRY I FORGOT: RUQMUS@HOTMAIL.COM DAAWE+ASAD
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 02, 2000 - 05:52 am dhamaan waxaa salaamayaa dhalinyarada baar ubax gaarahaan shigshigaaye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 14, 2000 - 03:47 pm hey i was glad when i saw this topic specialy ciyaal ahmed gureey heey i was sevent grade in 1990 i know dooli he was eight grade we used to be in the same class when we were in fifth grade an our soomaali/kacaan tiicher baa ubixisay dooli becouse wuu dhib badnaa anyhow anybody know where baliil/maxamed qaldaan/ahmed/ and our best science teacher macalin xabiib even though he always favored class B over my class which was T but we still love ya roda/safiya/sucaad/ifraax/khadija/faysal/siciid ay ku dambeeyaan anigu waxaan deganaa jidka sodonka waxaana aaday ahmed gurey from grade 3 to grade 7 if you guys know where those people are specialy ifraax please email me at jamila@hotmail.com ohh bye the way i remember aayo cuz naftuu ii keeni jiray everyday wuu ibaadi jiray laakiin if i see him now i know i can beat his ass anyhow i'm really looking forward to hearing from anybody who was ahmed gureey in 1990
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 15, 2000 - 07:29 am oh i'm sorry i think i miss typed my email is jamila103@hotmail.com NOT jamila@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 15, 2000 - 09:13 am YEAH YEAH! ALL AXMED GURREY COMRADES ARE HERE. EVENTHOUGH I DON'T REMEMBER MUCH THE PPL, I STILL REMEMBER SHIGSHIGAAYE AND BAARUBAX KIDS. YOW IF ANYBODY FROM THAT AREA, I MIGHT REMEMBER YOU. LET ME KNOW COMRADES.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 29, 2000 - 10:52 pm hi everyone xamar jadiid in the house yo jamaal madoobe waz up yo and aftool waz up are u still good soccer player yo this xaaji from baar ubax to xamar jadiid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 30, 2000 - 04:28 pm Hello Reer Baar Ubax/ Xamar Jadiid iyo Axmed Gureey Magacaygu waa Xasan African ama Xasan Riwaaya waxaan ku koray Baar Ubax,waxaan soo dhigtay school Xamar Jadiid,Axmed Gureey,Muuse Galaal iyo Banaadir Sare,waan ku faraxsanahay inaan garto qaar ka mid ah dhalinyaradii xaafada sida Shigshigaaye iyo Caydaruus(wuxuu joogaa Nairobi) Shigshigaaye iyo cidii kale oo i taqaano fadlan ilgala soo xiriir Homohamed@yahoo.co.uk
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 31, 2000 - 08:20 am asalaamucaleeykum dhamaan reer xamarjadiid aniga waxaa leey yiraahdaa harun sharif waxaana daganaa inta u dhaxeeysa laba dhagax iyo suuqa xamar jadiid waxaana daris aheen ooyaaye/reer cali muuke/nuuroow jareer/xasan bugax iyo kuwo kale oo naan halkaan ku soo koobi karin waxaana dhigan jiray school h/dhexe ee amiir nuur marka qof ala iyo qofkii halkaas daganaa ha igala soo xiriiro ridwan26@hotmail.com waxaan baafinaayaa oo aan jeclaan lahaa in aan ogaado meesha ay ku danbeeyaan ama cidii warkooda hayso reer cumar teere iyo reer axmad jaamac oo lakala yiraahdo farxiyo axmed jamac faarax " " " " " " liibaan " " " " " " qoki iiga haayo wax aqbaar ah plz ha igala soo xiriiro emailkaan sidaas iyo nabd galyo dhamaan reer xamar jadiid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, January 13, 2001 - 10:06 pm TO BOOSTEEYO BOOSTEEYA MA WAXAA TAHAY AYAAAAAN SAXEEEBTEEEED OO U DHAWEEED GURIKA AXMADEEEY WAAAMO.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 19, 2001 - 02:20 am Waryaare he horta everyuthing goes out to everybody from axmed gurey and baar ubax. saxxibayaal waxaan degenaa school muuse galaal gadaashiisa waxaana dhigan jirey axmed gurey waxaana ahaa 6b sxb cabdulaahi muraayo waxaanu hayen isku class iyo xuseen ilbuundo,baashi arbaco buuko, aweys and his sister sahro oo gurigooda schoolka ka soo horjeeday gurigoodana guban jirey aabahood iyo hoyadoodna ku djiman jireen ala ha unaxariistee..markaa naiga waxaa la iyiraahdaa cabdiraxiim ibraahim. reer baar ubax waxey garanayaan ayaan umaleynayaa walaalkey oo la dhihi jirey mastaana...markaa anybody that knows me ila soo xiriira...abdi2001@hotmail.com much love to everyone....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 29, 2001 - 04:39 am reer x/jadiid sallaan dhamaan jamaal madoobe sxb sallaan gaara,sidoo kale haaruun shariif igala soo xiriira caafi2000@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 29, 2001 - 09:36 pm To:Hassan African Shig-shigaaye waaye waan helay warkaaga.... Nasiibdaro emailkaaga ayaa wax si ka noqdeen ??? Emailkeyga waa naaaasir@aol.com Hassan Riwaaya warkaa keen ......... Shig-shigaaye....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 08, 2001 - 09:51 am WAA IDINSALAAMAY DHAMAAN REER MUUSE GALAAL IYO AHMED GURAY WAXAAN AHAA ARDADII MUUSE GALAAL AHAYD FOOM TOO MARKII DAGAALKII DHACAY DADBADAN AAN KA GARTAY MEESHAAN AYKAMIDYIHIIN DAAWE MADOOBE IYO RIYAAL IYO RUJAAL IYO CABDI GUREEY WARAA DAAWE EMAILKA ADD KU SOO QORTAY MEESHA WAA KHALAD EE SOO SAX HADII RABTID IN LAGULA SOO XIRIIRO WARAA SHIGSHIGAA U STILL ALIFE ?XINBIL WALIGAY MACAFINAAYO TUU UGU DHIGAY AYAAN AHMED GUARAY MA ILOOBAAYO WARAA AAWEYE ABDI HODAN IYO CIRBAD? AAWEY DHOODHE ?LABAY AHAAYEEN KOO AAN AAN ISKU GALAS AHAYN AWWAY QAANGAAR IYO LIIBAAN BUUR?IYO KAYSE IYO QASAAYE? WAR AAWEY DADKII INTAY KU DANBEEYEEN WIXII FARIIN HAYA HALKAAN HA IIGU DHAAFEEN FADLAN NABEY
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 08, 2001 - 09:53 am WAA IDINSALAAMAY DHAMAAN REER MUUSE GALAAL IYO AHMED GURAY WAXAAN AHAA ARDADII MUUSE GALAAL AHAYD FOOM TOO MARKII DAGAALKII DHACAY DADBADAN AAN KA GARTAY MEESHAAN AYKAMIDYIHIIN DAAWE MADOOBE IYO RIYAAL IYO RUJAAL IYO CABDI GUREEY WARAA DAAWE EMAILKA ADD KU SOO QORTAY MEESHA WAA KHALAD EE SOO SAX HADII RABTID IN LAGULA SOO XIRIIRO WARAA SHIGSHIGAA U STILL ALIFE ?XINBIL WALIGAY MACAFINAAYO TUU UGU DHIGAY AYAAN AHMED GUARAY MA ILOOBAAYO WARAA AAWEYE ABDI HODAN IYO CIRBAD? AAWEY SHOODHE?LABAY AHAAYEEN KOO AAN AAN ISKU GALAS AHAYN AWWAY QAANGAAR IYO LIIBAAN BUUR?IYO KAYSE IYO QASAAYE? MAXMUUD CARAB WAR AAWEY DADKII INTAY KU DANBEEYEEN WIXII FARIIN HAYA HALKAAN HA IIGU DHAAFEEN FADLAN NABEY
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 08, 2001 - 10:41 am TO SCHOOL AHMED GUARAY TUUGAA AHEED WASALA MUXUU SAANBUUS DAFAY OO GABDHAHA DHIBIJIRAY THIS SI SGABR KAMID AH GABDHIHII AA DHIMIJIRATAY BASHIIRMARO ALAHA U NAXARIISTO MUXUU IGARACAY KAALAY ADINKA WIILASHIINA MAA ISBAAFINAYSAAN AAWEY GABDHIHII WAX ISBAAFINAAYO MABA U JEEDEE MISE KULO HOOYOOYIN BAY NOQDEEN?IDINKASE AABYAAL MANOQOTEEN? SHIGSHIGAAYE SHUBAN KUGU DHAC WALI MANOOSHAHAY WARAA YAAN LA IGA XANAAQIN WAA ISKA KAFTAMAA YAAH KULIGIIN WAA IDIN CAFIYAY WAAYO KULIGEEN TEEN AGE AAN AHAYNHEEY SOO NABD AHAADA REER AHMED GUARAY BYEEEEE ALLLLLLLLLLLLLL
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 08, 2001 - 12:03 pm waa maxamed ali oo degenaa school xamar jadiid agtiisa saaxiib waxaa halkaan kasalaamayaa dhalan yarada qurac qaajo iyo dhamaan agagaarka baar ubaxiyo balag see shigshigaaye waxaan ahey saaxiib aweysdii walaakiisa .juujuule adigana waa ku salaamay saaxib banooniga marka aan dheeleeno adiga iyo saaxiibkaa maxamuud qaldaan ayaa idinku necbanaa . waxaa igala soo xiriiri kartiin emailkaas shabaazn@hotmail.com sidaas iyo nabad gelyo saaxiibyaal by
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 08, 2001 - 11:35 pm waad salaaman akhyaartiina ciyaal qurac jujuule, xasan riwaayo, maxamed cali, shigshigaayeiyo jamaal madoobe waxaan ku farax sanahay inaan halkan ku arko dhalinayaradii xaafada ee waqtiga badan aan is arag , waxaan u mahad celinayaa dhalinayardii xilka iska saatray inay isu soo raadiyaan dadkii kala lumay ee saaxiibada iyo xaafada wada deganaa.soo daaya warkiina hala kala war helo. khayr ayaan idinkaga tegeyaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 11:12 am waraa ragiina waxaa noogu faaneysiin school axmed gurey xagee ku ilowdeen one of the best intermidiate school in somalia Amiire nuur anyone who went amiiri nuur contact me. my name is mohamed farah i went amiiri nuur before the war broke out in somalia. I lived in xamar jadiid near mogadisha stadium. peace in xamar jadiid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 01:07 am Saaxiib ma fahmin waxaad tiri ximbil ma cafinaayo marka maxadan igu cafinayn arintaas soo faahfaahi waxaan aan kaa sameeyayna ma garanyo waad mahadsan tahay xinbil
|