We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date wxaan baafinayaa reer cali dude gaar ahaan xaliim cali dude oo markii iigu dambaysay joogtay Italy oo ah (REER BICIIDYAHAN REER CALISUGLE)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HI Abaayo marka hore waadcsalaaman tahay,mida xigta waxaan ku leeyahay erayga qabiilka wuu qaldan yahaye ee markae ha adeegsan. taas macnaheeda waxaan ula jeedaa waxaa jira dad badan ama qabiilo badan oo aan aan jeclayn qabiilka aad meeshatan ku soo qortay. Marka sidaas daraadeed hana uma leynin in aan ka soo hor jeedo amase ka mid ahay dadkaas aan kor ku sheegay balse fahan macnaha aan ula jeedo. Beejkana waa publik oo qofkasta ayaan fikradiisa ka dhiiban kara........
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Khadro waan kusalaamay. Abaayo gabdhaas aad raadinayso xaqiiqdii waxaa nahay qaraabo oo ina adeerkeed ayaa walaa shay qaba oo xitaa iyada waagii iigu dambaysay waa laqabay oo waxaa qabay ina adeerkeed layiraahdo Axmed Aadan Du,de waana kuuraadinkaraa meesha ay ku dambaysay ee ii sheeg magacaaga iyo waxaad iskutiiin iyo meesha aad loogtid ila soo xiriir sayruuq@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date saaxiibow axmed aadan dude xagee ku danbeeyey ninkaas saaxiib baan ahayn waxaana ii gu war dan baysay isagoo nayroobi ka tagay oo africa daas sii aadey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 12, 2000 - 04:35 am ASALAAMA ALEYKUM EVERY BODY SALAAN KA DIB WAXAAN IDIIN RAJEYNAYAA INTIINA WAX BAAFINAYSO INAAD EHSHAAN DADKAAN AAD RAADINEYSAAN. WAXAAN USHEEGAYAA.QOFKA KU CANAANANEYO INEYSAN U ISTICMAALIN MAGACA QABIILKA GABADHA AY RAADINEYSO. WAX DHIBA MALEH FADLAN DADKAAN LA BAAFINAYO WAA DAD SHARAF LEH CIDKASTA OO SOOMAALINA TAQAAN QOFKAAN WAX RAADINAYSANO WAXAY U ISTICMAASHEY SIDII ALLAH SUBXAANU WATACAALA U ISTICMAALO YIDHI QABIILKA EHEYD LETACAARAFUU IN LA ISKU GARTO AMA LA ISKU TILMAANSADO, SIDEEDANA NINKA QABIILKA SIDA XUN U ISTICMAALA AYAAN LA RABIN LAAKIIN HADA WAXBAA LAGU BAAFINAYAA. REER BICIIDYAHAN WAA DAD SHARAFLEH WAXAAN KU WAANINAYAA CABSIDA RABI IYO INAY DADALAAN SIDAY UMADOODA WAX UGU TARI LAHAAYEEN IYO DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED. RUN AHAANTII MA AHI KHABIILKA REER BICIID YAHAN LAAKIIN WAAN GARANAYOO SOW GAALO ERIBA KAMA DHALAN ALLAHA IDIN SHARFO. SIDAA IYO NABAD GELYO. WASAALAMA CALEYKU WARAXMATULAAH.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 16, 2000 - 08:46 pm waxaan baafinhayaa reer ererg yuusuf ererg guure gaar ahaan khdiija yuusuf ereg oo biciidjahan majeerteen ah markii iigu wardanbaysayna joogay magaalada baladweyne fadlan cidii wax ka garanaysa ha igala soo xiriiraan e,mailkayga oo ah nuurdin@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 20, 2000 - 02:49 am asalaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatu waxaan kugu salaamayaa KHADRO salaantaas islaamka,salaan kadib KHADROOY waan garanayaa reer CALI DUDE, gaar ahaan waxaan garanayaa NADIIFO CALI DUDE oo ku noo NAIROBI KENYA. Waxaan kuu sheegaa sida ugu fiicana oo aad ku heli kartid. Waana sidaan, Waxaad wacdaa xafiiska AMAL EXPRESS ee Nairbi kuyaal,AMAL waad garaneysaa waa shirkada lacagaha xawisha,waxaad ka helaysaa ninkeeda. waxaan filayaa inuu isugu kuu sheegi doono akhbaarta aad u baahantahay. Telefonka AMAL ee xafiiska ay ku leeyihiin Nairobi,waxaa kusiin kara oo aad ka helaysaa,ama aad weydiin kartaa xafiiska ay ku leeyihiin meesha aad ku nooshahay, Sidaa iyo nabad gelyo KHADRO WASALAAMA CALEYKUM WARAXMATULAAH.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 21, 2000 - 07:59 am asalama calaykum walaalayal waxaan baafinaaya ,wiil aan yaraan tii is jeclayn ,oo la yiraahdo maxamed daahir shiiq ismaacil kuna magac dheeraa(karlos) oo reer luuq ganaane ahaa markii danbana reer shiirkole ofishaale ,gurigooda ayaa halkaa u dhawaa fadlan hadaa taqaanana ilz soo xiriira e-mail kaygu waa , ay039@hotmail.com
|