Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin ardaydii dhiganayeysay H/Dhexe 21ka Novembar fasalka sideedaad(85/86)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhan

Unrecorded Date
Aniga oo ah Cabdi Musse Cali,dhigan jiray galaaska KH waxaan halkan ka baafinayaa qaar ka mid ah ardadii aanu isku fasalka ahayn iyo weliba iskuulka, waxayna kala yihiin:
a)C/raxmaan Maxamed Cilmi(C/raxmaan shiino)oo la dhashay Sicid fobish(macalinkii Neyrus Private School).
b)Cabdi Cusman(xiirey).
c)Nimca Cabdullahi Gacal.
d)Farxiya Maxamed Maxmud.
e)Faduma Cabdi Nageeye.
f) Hodan Maxamed sheeko-xarir.
g)Maxamud gacaneey.
h)Cilmi macalin Maxamed oo ahaa saaxiibkayga qaaliga ahaa la iguna yiri wuu dhintay wax ii xaqiijiyana ma hayo.
i)Farxiya Cabdi Cali.


Fadlan qofkii garta mid ka mid ah dadkaas igala soo xiriir cinwaankan: Abdi_99bale@yahoo.com.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madiino

Unrecorded Date
waad salaam tahay.

ninhawo galaaska aad sheegeysid waan dhigaan jiray laakiin kuma xasuusto adi waxaan xasuusanahay xiirey famuda farxiyo iyo nimco waxaa igu danbeysay markii ay joogen somaaliya laakiin waxaan maqlaay inay nimca joogta dalka holaan intooda kale ma maqlaa meel aay joogaan.marka aniga haddii aad i xasuusatid waxaan badanaa la socon jiray oo saaxiib aheen nimca.

marka xasuusu wacan
inaat iyo naba galiyo