We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAAN BAAFINAYAA DHALINYARADA KA SOO BAXDAY COLLAGE FARAARE EE MOGDHISHO MARKA WAXAAN IDIN DHIHI LAHAA NIN KII YAQAANNO DHALINYARADAAS HA ILASOO XIRIIROO AMBABA QOF GARANAAYO WAXAANA MAGACEEYGA LADHAAHAA MANDAL mahamedmandal@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,,,,,Mendel reer college feraro waa laguu wada hayaa ee adiga intee adduunka kaga nooshahay,, Mendel ku ma kii reer Maxamuud ee Mootada kula rogmi jirtay Equator Horteeda mise waa mid kale,, Waar nin yahoow welli ma ITALY baad joogtaa oo Waxaad dhigataa Jaamacaddii Polizia da oo Ferenza iyo Roma baad ka dhaxeysaa,,,,Viva Gambareey,, NeefoowKaniini Ex COLLEGIO Ferraro Quando uu Joogay Oday Mursal ,,,,,long long time ago,,Arividierce,,,,,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to.- neefoofaniini waan ku salaamay . runtii hadaad ku lee jaale aheyd ii soo sheek magacaadii oo run ma neenaystaadii la kaaga yaqaanay cillegio ferroro waadna mahad san tahayneefoow kaniini
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,Mendel Walaaloow aniga ma i Xasuusan kartid oo aad aan kaaga yaraa oo waxaan isla ekeen,, Shamsa Daud iyo Dhagooleey Walaalkood Feysal oo Degganayeen Xaafadda Buurka Zone-A-3 707,, Ma xasuusan kartid Xeero iyo Caano,,,,Katarabiil,,iyo Xasan Kasuujino ,, Cabdi Kasuujino,, Kharjafullaahi,, Ina Bakeyle,,Dacawo,, Mariidkeey,, marka anigu hadda waan heystaa e-mailkaaga anigaa email kuu soo diri doona,,,,,,,,,,,bye
|