Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAXAAN RAADINAYAA C/NAASIR CASEYR(REER CASEYR)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI

Unrecorded Date
WAXAY DAGANAAYEEN XAAFADDA HAWLWADAAG HATEL OLYOMPIC AGAGAARKIISA.
DHAMAAN DADWEYNAHA SHARAFTA LEH WIXI GARANAYA MEESHA EY KU DAMBEEYEEN HA IGALA SOO XIRIIRO -
Email me:- shaafi2000@hotmail.com
magaceygu waa shafeec c/qaadir
adderess.-kartanonkaari 35 k110
00410 Helsinki-Finland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aliyoow

Unrecorded Date
hi bro
walaal reer caserka aad raadinaysid ma waxay degenaayeen H/wadaag mise Maana Bolyo.
haddii ay yihiin kuwa maano-boolyo degan halkaan igula soo xiriir waan aaga warami.
Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAD

Unrecorded Date
WALAAA DADKA AAD RAADINAY SID MAADAN SOO SHEEGIN ANIGA WAXAA AQAAN GABAR LAYIRAAHDO XAAWO CASAR IYO WALAALKEED MAXAMAD CASER OOJOOGAAN UK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAD

Unrecorded Date
WALAAL MAWAXAAD RAADINEE MOHAMED CASER IYO WALAA SHII OO LA YIRAAH XAAWO CASEER OO JOOGAAN UK

mahad

Unrecorded Date
walaal ma waxaad raadinay saa reer caser oo daganaan jireen holwadaag ayaan umalay nayaa oo aabahood siinaay bacadle ku lahaan jiray wiil kiisana waxaa ladhahaa mohamed caser iyo walaa shiis Faadumo caser oo hada joogaan UK London