Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAR YAA YAQAAN HANI ABUUKAR GACAL OO LA IIGU SHEEGAY INGRISKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAHYE

Unrecorded Date
ASXAABTA SHARFTA LEH WAXAAN KA CODSANAYAA QOFKII YAQAAN AMA LA KULMAA XAASKEYGII HORE IN AY IIGA AQBAAR GEEYAAN WAXANA LA IGALA SOO XIRIIRI KARAA CINWANKEYGA AH
YAHYE @ YAHOO SERV.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul

Unrecorded Date
KU YAXYE

HANI BSHI LUULYO 95 AYAA LAGUURSDAY WAA XAAS
NIN QABO OO REER LEH EE MAXAA KA RAADINEE HADA
ISKU XISHOO OO FARAHA KAQAAD SIDAAS AYAAN KUGULA
TALIN LAHAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yahye

Unrecorded Date
saaxiib waa aad mahadsantahay ee waxaa iga gaarsiisaa salaan aad u balaaran tan kale anigu
kuma aan weydiin in la qaba iyo in kale ee waxaan ku weydiiyay hadii taqaan balse waxaad iga gaarsiisaa in aan wanaagsanahay ayna ila soo hadashaa maxaa yeelay ma fahmi kartid waxii inala soo gudboonaaday markaa iyo umuuraha adunke
balse igu salaan iina waydii in aan la soo hadli karayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAHE

Unrecorded Date
ASXAABEY AAWEY BAACII II BILAABAY EE HADANA ISKAGA BAXAY SAXIIB MA WAXAAD LEHEYN MASHIN OO WAXAAD BARIDAA DADKA MISE WAXAAD OGEEN BAA KA HADASHAA.
SAXXIIB II SHEEG HALKII AAN KA HELI KARO MAXAA YEELAY MA FAHMI KARTIDE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

school sh.h.barsame

Unrecorded Date
maxaa hani laga rabaa waa xaasee?????????/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yah

Unrecorded Date
saaxiib waxaa raba yahye lagumana dhihin ma xaas baa mise laakii waa asxaabtii aan isla soo jabnay
ee aqbaarteeda i siiya.
hadii ay xaas tahay anigu ka xoogi maayo ninkeeda
waxaan rabaa ion aan HI irahdaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul

Unrecorded Date
KU YAXYE

WAXAA AAD IYO AAD FOOLXUMO UAH INAAD GABAR GURIGEDA DHAQANEYASO MESHA MAGACEDA KUSOO QORTO
SABABTOO AH HANI WAXAA DHALAY AABE CAN AH HADII
AAD TAHAY NIN RAG AH OO AAN DOQON AHEYN WAAD KA
HAREE MAGACEEDA HADIISE AAD TAHAY DOQON AAN XISHON
WAD WAD TANKALE ANIGA HADII AAN KUMBIYUUTAR LEYAHY
IYO HADII KALE WAA MID ANIGA I QUSEYSA OO ADIGOO
WELFARE KU NOOL INAAN KULA TIRSADO MAAHA SABABTOO
ANIGA IYO HANI NINKEDA WAXAAN GRENWITCH UNIVERCITY
8SANAO U DHIGAN JIRNAY WAA INAAN DADKA JAAHILIINTA
ADIGOO KALE AH INAAN LA TIRSAN.
ADOO IS XUMEYNEYN SIDAAS UGA HAR INKASTOO WAANO ABUURIS KA HOREYSAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yahye

Unrecorded Date
saaxiib hadii aad tahy ninkeedii raali noqo mase ogtahay in aad dhaqanka uun leedahay ee aadan ka xirxiri kareyn aduunka. ayadoo xumaan aheen ma weydiisay hani waxa ay ka qabtaa in ay ila hadashaa maxaase ka qabtaa hadii aan isla hadalnaa si ragganimo ah maxaa yeelay waxaan rabaa in aan la hadlaa.si aan u ilooba wayahii hore iyo waxii dhacay oo xumaan ahaa.
sidaa baana uga hari hadalkeedii.

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWEES

Unrecorded Date
HEY DOWNBOY WHAT SCHOOOOL DO U GO HOOOOVEROR CRAWFORD. HANI WENT TO MN POOR STAFF HAH SHE SURE BETTER MN THEN U SINCE ALL
YAHYE GUY TOO UGLLLLY TOOOOOO BADDDD
I FILL SORRY FOR YA.
LOOSER AAC.
SHUT THE •••• OUT OR ELSE.
EVERY BODY KOWS YUO ARE NO BODDYYYYYYYYYY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yahye

Unrecorded Date
halow gee. hayaay waaba la is dilaa ma waxaad mooday in aad joogtaa somaliya saaxiib ma garanaayo waxa aad ka gubaneysaa mana i garaneyside ka joog hadii kale waxii aad sameyn kataa ha ka habsaamin.
anigu cidina wax ma aanan yeelin lakiin waxaa ogaataa in aan xur ahey.
oo aany jirin wax naga ddhexeyaa
ee saaxib waqtigaaga ha isaga lumin af lagaado.
waxan sugaa halkii ay kula tagtaa.
ee doqonow ha i af lagaadeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yahye

Unrecorded Date
waa yahye
halow war aawen asxaabtii aan cidna aheen ee is majiirayey.maa la hadlo ama la ii keeno gabadhii aan idin wariyay.
iska aamusa maxaa yeelay waxaa tihiin gabdho.
sidaa baana idiin qeyr roon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sh.h.barsame

Unrecorded Date
LOL
CAQLI XUMIDEE OO IL ADAKIDEE WAA ISLA SOO JABNEY IYO WAA SALAAMAA OO WAX NAGAMA DHAXAYN WAA 2 HADAL OO ISLAHAYN,,,,WAXAANA AAMINEY LAGA BILAABO WAQTIGAN HANI IN AADAN AQOONIN OO AAD ISKA XOOGEYSANEYSO EE.
CAGAHA DHULKA DHIG MEESHANA CAYDA IYO AFLAGAADADA KALA TAG ,ANIGU WAXAAD KA HADASHEY BAAN KA JAAWAABEY EE HA I ORAN WAXAAS KUMA WARSAN IYO BALAA,BALA,BALA,.......
SEE U

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bixi

Monday, June 26, 2000 - 01:42 am
KU YAXYE QANIIS

WAXAAN UMALEYANYAA INAAD TAHAY KUWII DABADA LAGA WASI JIREY ••• NUUG ADIGOO KALE AHANA WAAN AQAN
OO GABDHAHA SOMALIYEDD MEELA KU AFLAGADEEYO EE
WIXII DABADA KAA WASI JIRAY RAADSO ••• NUUG AA TAHAY WASE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Istahil

Friday, September 22, 2000 - 12:49 pm
asalamaalaykum
waar sidee uhadlaysaan, hadii uu inanku uu raadinayo xaaskiisii horemaxaad ugu sheegiladihiin
or else aflagaadadiina kadaaya you do not understand laboqofooisqabijiray waxakadhexeeya.