Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin wiil degan london
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamiira

Unrecorded Date
waxaan raadinayaa wiil magaciisa la dhaho
c/kariin abshir kuna nool magaalada london
waxaan jeclaan lahaa inaan wiilkaas helo ma laga yaabaa inaa i caawin kartaan
hadii ay muhiim tahay qabiilkiisu waa abgaal
qofkii warkiisa haya halkan ha iigu reebo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maj.holo@yahoo com

Unrecorded Date
walaal wiilka aad radsaneyaa ma c/kriin abshir hasan baa.hadii ay jawaabtu tahay haa maxaa lagaa gaarsiiyaa


mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamiira

Unrecorded Date
aboowe waa mahadsan tahay abdikarin abshir wax loogu daro ma aqaan laakiin wuxuu waagii hore degnaan jiray swedan waana abgaal hadii uu isaga yahay ma ii soo sheegi kartaa mase iigu reebi kartaa telkiisa ama e- mail adreskiisa halkan
aad aa u mahadsan tahay walaalkiis .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maj-holo

Unrecorded Date
abaya adigaa mudan waa isaga wiilka aad sheegeysaa waxaan samey karaa in aad ii reebtaa tel iyo magacaaga markaa anigaa siinayo si uu kula soo xiriiro.
mahadsanid.


NB.waxa uu deganyahay west london.Hadii aad taqaan cid degan westiga waa ay ka sii wanaagsan tahy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamira

Unrecorded Date
aboowe aad aa u mahadsan tahay
waxaa la i dhahaa caasho telkeygana waa kan

47-91844786.
mahadsanid walaalkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel

Monday, July 03, 2000 - 05:17 pm
colonel

Haajiraay.....haajiraay ..wixii nool waa leysu soo laabaneey...Zamira Guul baan kuu rajeynaa abaye waad nasiib wanaagsantey si fudud baad ku heshey qofkad radineysey. Geesiyadna waa tahay!