Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Halkeey kabaxeen ardaydii dugsiga hoose dhexe webishabele 91
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bile

Unrecorded Date
war yaa arkay aqyaartii iyo macalimiintii webishabele aniga waxan ahaa 8(a) aaway macalin
yusuf iyo daud .yaa yaqano fahmo,amran,caash siciid xirsi,fadlan igala soo xiriira emailka
hoos kuqoran,
wabilahi towfiq
Asalam Aleykum waraxmatulahi wabarakatu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
As_salaamu caleykum,
walaalkiis aniga yaa ahaa ardeydaas waxaana ahaa 8(t) walaalkiis macalin yusuf wuxuu joogaa xamar oo caafimaad qabaa, laakiin daud ma garanin ii soo faah faahi.
adig awaxaan u maleynaa in aad ahayd 8 (b) waayo fahmo ayaan xusuustey oo dhiganeysey fasalkaa iyo khardo, cadar, afdulaaq, safiyo labo ayeey ahaayeen soomaha?
koley ii soo sheeg.
hadii kale igla soo xiriir adreeskaan iqra4@yahoo.com
wabilaahi towfiiq!!
wasalaamu caleykum waraxmatulaah!!!
ciyaal wabishabeele!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
As_salaamu caleykum!walaal shaley waxaan si qalad ah u qorey wiilka aan kuu sheegayey oo magaciisa l ayiraaha afloow! sidaas ayaan u maleynayaa waayo ma aqaan magaciisa saxda ah in loogu yeeri jirey ayaan xusuustaa naynaastiisa xataa in ay neynaastiisa tahay ma aqaan!!
marka ilaahay hanoo dabi dhaafo kuligeen.
waabilaahi towfiiq!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalilady

Thursday, September 28, 2000 - 12:53 pm
hey

i was student at wabishabele 8(B) year 1989. i know teacher Juxa, teacher Nimca xassan,and teacher yusuf.
Does any of you know where my best friend xaliimo sacdiyo(samaan).let me know if u do.

this is my email shuuro@hotmail.com