We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WALAALAYAAL WAXAAN RAADINAYAA SOORAAN AMA QADIIJA DIIRIYE AMA FAADUMA BILE.DADKAAS AAD BAAN U DOONAYAA EE WIXII GARANAYAA HA ILA SOO XIDHIIDHAAN.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal waan ku salaamay salaan ka dib waxaan ku waydiinayaa sxb dadka aad raadineyso halkeebey soomali ka daknaayeen
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walalow sifican ma'ugaran dadkad dooneysid laakin waxan aqana muse diriye gamadid, walakis ka weynah waxa la yirahdada m? diriye gamadid..... waxeynah igu wardan beysey ayagoo jooga NEWZEALAND, HAMILTON......qabilkoda dhulbahante,,,,, i try me best!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal waa dadkaas aad garatay wadanka aad ku sheegtay ayaana iigu wardambeysay ee hada wax wara miyaad ka haysaa halkeese kala xidhiidhaa. walaal wixii wara halkaa iigu reeb mahadsanid. have a nice day!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal aniga waxaan meel wada daganahay inanka C/dhabac isaga ayaana qaba gabadh la yidhaahdo faaduma bile ee ma iyadaa mise waa mid kale? adiguse yaad tahay? sooraana mar hore ayuu aaday england ee waxaad ka raadisaa halkaa. waxaana kuu rajeynayaa inaad hesho.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaal SOORAAN wuxuu ku nool yahay London ee weadanka ingriiska... Walaalihiis oo dhana New Zeaaland Bey joogaan.... Nabadeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to:xareed walaal waan ogahay inuu dalka ingiriiska soo galay ee xagaan kala xiriiri karaa,waayo aad yaan u doonayaa ninkaa isaga ah.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaad kala xiriirtaa gamadiid@hotmail.com ama dhul bahantaha england dagan
|