We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan halkaan ka baafinayaa gabadha la yiraahdo deeqo axmed haaruun oon isla dhigan jirnay firin private school deganaayeena madiina iskool siyaad agagaarkiisa hadaba cidii garanaysa ha igala soo xiriiraan fadlan [habiib9@hotmail.com] magaceygu waa maxamed saleebaan oo ku magac dheer canjeex
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 07, 2000 - 11:14 am Canjeex. Haye. Waan ku soo E-mail gareeyey. E-mailkaaga fiiri. Wax kaa yaabiyo aad ka arki doontaa. Bye Bye!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 09, 2000 - 07:00 am deeqo abaayo waa helay e-mailkaad ii soo send gareesay waana kumahadsantahay ee adiga kaan kuu soo diray maheshay ila soo socodsii
|