Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa haya akhyaartii siliga ameericanka ee madiina
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed canjeex ex reer madiino

Unrecorded Date
aawayeen asxaabtii siliga ameericanka ee madiina
intee ka dhacdeen hadaba qofkii garanayo qof deganaa siliga ameericanka madiina fadlan ila soo xiriir [habiib9@hotmail.com]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Hi Habiib,

Anigaa ka mid ahaa reer siliga Ameerikaanka waxaana degnaa Farmisiyo Fahmo agtiisa,

ila soo xiriir emailku waa sidan.

KhaliifDirir2000@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Unrecorded Date
AHlan walaalayaal
Waxaan degenaa xaafadaas, isgooska jid cadaha iyo jid ka yimaada iskoolkii" ",waxaana dhiganaayay dugsiga quraanka macalin Maxamuud oo u dhowaa masaajidka...Iga raali ahaada waan yaraa waqtigaas(15sano)
neenaasteedu waxay aheed maxamed lugbud,waxaan dhigan jiray dagaalka kahor dugsiga carabta ee ALAH.

maxamed@caramail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed Deq

Friday, August 11, 2000 - 01:33 am
Waryaa Canjeec waan ku salaamay wallee aduunkan waa yaryahay dheh war aniga waxaa la idhahaa maxamed deq cali xirsi waxaana la dhashay xuseen madaxeey iyo xasan ilka weyne waxaana daganaa wadada jidcadaha koowaad celkii ku yaalay guriga ka soo horjeeda

email: qaasha79@mailcity.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxmed

Sunday, October 15, 2000 - 01:10 pm
Yaa arkay ardadii Kuliyada Luuqadaha ee San.1980-1985. Waxaan ka loo raadinayaa Maxamed Maye Aboo & Cabdullahi Maggo.