Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Ciiyaal farmasi BARWAAQO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
FADLAN HALKAN KU SOO QOR MAGACAAGA ADD.
SI LAGUU GU SHEEGO CIDA KAA MAQAN EE AAD
BAAFI NAYSO EE XAAFADA DAGANAYD NABADAY
BY:QAYIM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liibaan

Unrecorded Date
Farmisiyo Barwaaqo.
reer farmisiyo Barwaaqo oo ku yaalay xaafada hodan,wuxuu u dhowaa Baar Caynabo. Kaas miyaa.
Haddii kaas uu yahay fadlan ii sheeg.

Liibaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qayim

Unrecorded Date
walaal, adigu maliibaan yaasiin farax. miyaad ta
hay waa kaa mid kala sheegayo eeriyada (xaliimo
gaas)waa sidaas xagee baad ku noo shahay saaxiib
waa ragii aad kala lunteen ee iisoo sheeg meel
aan kala soo xidhiidho macasalama

BY:abdiaziz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
REER XALIMO GAAS YAA AH OO II SHEEGI KARO IDIRIS COLAD OO MARKII IGU DAMBEESAY U JIRAY YURUB. ANIGOO AH CALASEY GADI WAR NIN YAHOW II SOO DIR LACAG GAAJO AYAA I HAAYSO. WAXAANA HAYTAA 6 CIYAAL AH QORE BY CALAS GADI

Sunday, June 25, 2000 - 02:34 am
Walaal waa lagu salaamay salaan kadib anigaba.
waxaan daganaan jiray farmashiye barwaaqo agtiisa waana garanaayaa idiris colaad waxaan ogahay in ay reer kooda joogaan U.S.A lagayaabee isna in uu reerkooda utagay magacaaga ma calas gadi miyaa mise xaxee kadaganayd farmashiye barwaaqo lagayaabo in aan kugarto bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hurdaaye

Tuesday, July 11, 2000 - 11:42 pm
To Qayim.
Hello Ciyaal Xaliimo Gaas.
Aniga waxaan degenaa Xaliimo Gaas agteeda.
Naanaysteedu waxeey ahayd: Liibaan Hurdaaya.
Mataqaan: Xirsiyo Geele, Axmed Wayne.

Email: Liibaan45@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahammed

Sunday, August 27, 2000 - 02:46 am
waan idinsalam dhamaantiina warnimanyahoow warkiina waalawaayey ee xagee ka dhacdeen aniga waxaan daganaa xaafada inastoon markii danbe aan ka guurnay .

waaan raadinayaa qaas ahan digriye,c/colaad, maxamed qaliir,amaba hadii aad taqaanid ila soo xiriir halkaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAGA

Tuesday, February 20, 2001 - 10:35 pm
Ciyaal Xaliimo Gaas,
Ani waxaan ku soo koray Darmashiye Barwaqo gadaashisa,ciyaalka xafadana waxaan ka xasuustaa Digriye,Dakhare.Nuur shaam,mid dhib badan aa jirey I think in la dhihi jiray Muxayadiin gaab,oo xafada gadaal ka deganaa guryaha ruushka aagtooda.
Waxaan kaloo aan xasuustaa Abdi Nuux (ilay ha unaxariisto)Jamaal Dhere,Nasir Dhere,abdi hakin faroole ooaan isla jogno,Jiir Ciyaal Hodo ay ahaayeen.
Ani Nagiib aa lay dhaha,Gaab aan la dhashay.
any way i realy miss Haliimo Gaas bibito in kasta ooana ku badnany oo aan la hang out garayn jiray ciyaal Hodo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMAD

Wednesday, March 07, 2001 - 04:51 pm
HELLO CAYAAL XALIIMO GAAS WAAN IDINSALAAMEY GUDIGIIN AMA CAYAAL FARMASHIYE BARWAAQO MAGACEYGU WAA AHMAD DAROOGO WAXAAN DAGANAA XAAFADA RUUSHKA WAA IMANJIREY MEESHAAS, IYO AGAGAARKA DUKAANKA AXMAD WEYNE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Tuesday, April 10, 2001 - 03:25 am
to:nagiib.
ninyahoow wad salamantahy dhalinyarada aad shegaysoo dhan waan xasuustaa aniga laftigayga waxaan daganaa maqaayada horseed walalkaa gaabna waan isna qaanaa sida la iisheegay waxaa uu joogay kenya adiga ninyahoow warmakahaysaa nin an siku fiicnayn oo ladhihi jiray booteeye oo cioyaal hoodo ahaa.

ps adiga iyo faroole xagee joogtaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naga

Saturday, April 14, 2001 - 01:17 am
To;mohamed
wa ku salaamay mohamed,saxiibow boteeye isagoo ay kaneeco ku cuntay kismaayo aa igu dambeysay lakiin u iska ficnaaday war dambe oo aan maqlayna ma laha.
saxiib hadii aad xafada deganayd maad isku kay shegtid.
waxaan jogaa minneapolis mn ,adi xagee jogtaa.
PEACE