Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay dhalinyardii reer Yaaqshiid gaar ahaan suuq bacaad.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mooto

Unrecorded Date
Waxaan halkaan ka baafinayaa dhalinyaradii reer yaaqshiid gaar ahaan xaafada suuqbacaad.
Fadlan ku qor hoos hadii aad tahay qof ka mid ah dhalinyaradaas..

Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haa

Unrecorded Date
saaxiib ma waxaa tahay cabdulaahi mooto marine school
hadii aan saxanahay saaxib waa ku salaamay waana isla xiriiri doonaa hadii allaha awooda leh idma.

mahadsanid xasan xamud

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mooto

Unrecorded Date
hallo: xasan xamud iga gudoon salaan ay isu diraan labo saaxib ah mida ugu qiimaha badan.salaan ka dib aad iyo aad ayaan u C/maad qabaa adigana waxaan allaha na uumay kaaga baryayaa intaas iyo in ka fiican .saaxib aniga waxaan joogaa dalka Nederland.saaxib war ma heysaa c/maan oowkoombe.sh?aadan iyo asaxaabtaadi reer tiinley.xageedse hada joogtaa
FG:fadlan hadii ay kusoo gaarto aqbaartaan waxaad isku daydaa in aad sida ugu dheqsaha badan iigu soo jawaabtid. MAHADSANID BY: MOOTO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mh312

Unrecorded Date
saxiib aad iyo aad baan ugu farxay jawaab celintaadii aad ii soo dirtay waxaana joogaa wadanka ingriiska ilaa muda toban sano ah waxaan kaloo kuu sheegaa in ay asxaabta sidii ay u dhan yihiin ay caafimaad qabaan waxaan ugu horeysiinaa AWKOOMBE waxa uuna joogaa S.carebiya waxana uu ka soo laabtay soomaliya waqti dhoweed SHIIKH AADENA waxa uu joogaa soomaliya oo waxa uu kala hagaa cidii ilaa uu duq xeyder dhintay waxaa kaloo aan is maqalney WIISH OO joogaa yemen sida aad la socoto waxaa kaloo jooga ingriiska asxaab badan oo aan halkaan ku soo koobi kareyn.
hadii aan kaaga hadlo reer tiinley waxa ay kala joogaan sweden finland america iyo ingriiska .
waxaad iiga soo warantaa hadii aad is aragteen JIMCAALE RAAGE.
IYO ASXAABTII OO DHAN.
NB ADIGA MAXAA HEYSAA SAAXIIBOW WAA FAHMAU IN AAD JOOGTO NETHERLAND
HANA LAGU MAQLO
SAAXIIB
MAHADSANID

XASAN XAMUD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mh312

Unrecorded Date
saaxiib mooto waa xasan xamuud waxaan dhawraayay aqbaartada lakiin ma aysan suura gelin sida aan arko waxaan kaloo rabay in aan kuu sheego in aan mudo laba usbuuc ah aan safar gaaban u bexi doono waxaana kuu soo aqbaar diri doonaa kolkii aan soo laabto markaa waxaan ka cudur daaranaa in aan is maqli doonin mudo gaaban laakii waxaan rejeynayaa in aan soo noqodkeyga uu xiriirkii halkii nooga sii socdo intii aan is maqli doono waqti kale waxaan kuu reynaa caagfimaad.saaxiib

mahadsanid

xasan xamud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mooto

Unrecorded Date
saaxib xasan aad iyo aad ayaan uga xumahay daahida aan kaala soo daahay jawaabta sababtoo ah cilad pc aawgiis waxaana kaa codsanyaa inaad aad iyo aad iiga raali noqotid.saaxib aniga hada waxaan ahay arday waxaana bartaa international marketing and management. ninkii aad isoo weydiisay ee ahaa jimcaale waxa uu daganyahay magaalo ii dhow oo la yiraahdo LEEUWARDEN oo ii jirto 60km waxaana iigu dambeysay asbuus ka hor waxaa kaloo jirta in loo dhalay wiil waana iska caafimaad qabaan boqolkiiba boqol. waxaana kuu rajeynayaa safar wanaagsan iyo isla xiriirideyna oo sii socon doonta sida aad horay iigu sheegtay so laabashada safataada ka dib.

mahadsanid

BY: mooto

tah

Unrecorded Date
hi saaxiib aad iyo aad ayaad u mahadsantahay waan ku mahadsantahay warcelintaadii mudneyd waxaan moodayay in aan awoodin in aan xiriirno inta aan ka maqnaan doono magaalada laakiin waxa filan waa igu noqday kolkii aan helay qadkii aan filaayay in aan heli doonin.
saaxiib waxaan joogaa magaalo la yiraa invernce oo u jirtaa london 1200mile waa 8 sacadood oo baabuur ah ama 6 saacadood oo tarain ah waxaan u joogaa (search) ama cilmi baaris waxana soo noqon doonaa arbacada soo socotaa. saaxiib waxan ku weydiiyay ma waxaa ka dooratay coluuntii badda international mark.and mang.
mise ma waxaad weysay meel aad ka sii wadataa.
nasiib daro aniguba waxaan u wareegay industrial manufacture and manegement. waxaana qalin jabiyay JUN/98. waxaana joogaa hada british steel factory. waxaan kaloo aan sameynayaa Masterkii oo ah industrial change of manegement. waxaa ay igu qaadan laheed sanad laakiin waxaan ka doortay in aan ku sameeyo part time isla markaana aan shaqeeyo.in kastoo ay fududeen hadana waa isku wadaa waxan shaqada galaa 8.30am 4.30pm ka dibna waxaan galaabaabkii wax barasho 6.30pm waxa aana dhameeyaa 9.30pm. oo seddex maalmood ah.maxaa yeelay hadii aan irahdo bal tartiib waxaan ogahay in ay sii fogaanaysa dunida.markaa waxaa ii roon in aan mar uun is dhaafiyaa. waxaa kaloo jirtaa in la xiayay school of ingineering maxaa yeelay waxaa yaraatay ardadii soo gelaysay inj maxaa yeelay inj ma laha lacag waayahaan, markaa waxaa xiiso leh computer things.
xag dhaqaalo ama waxbarashana dhib yar.waxaan kugula talin lahaa inad xiisaha ku dartaa comp.waa hadii aad rabto in aad lacageysataa.
waa ciraar saaxiibow waxaa sameysaa waxii aad filaysaa in ay sax yihiin maxaa yeelay waxaa tahay qof weyn.
saaxiib waxaan joogaa caffe shop waxaana ugu dhamaaneysaa saacadiiye waxaan isla xirriri doonaa asbuuca dambe
mar kale waxaa aad iyo aad ugu mahadsantahaysidii aad u raadisay xiriirkeyna iguna salam dhamaan asxaabta meel kasta ay joogaan.

mahadsanid
xasn xamud

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
hi motto and xamud.
aniga xatee waxan ka imid
suuq bacaad lakin ma fahmin dad aad is weydiiseen
aniga waxan degana warshsds baraf ka afteeda
ama rer abdulahigabeyra if you ever heard them
any way ad ayan igu faraxsanahay inan ka arko
qof rer suuqbacad ah halkan.
aniga magaceygu wa maryanrun waxana jooga norway
hadii ad taqan deeqo dhagey ayan deris aheyn

have nice time halkan ayan ka aqrisan doona
all your posts
mariah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

public user

Unrecorded Date
HI maryan aad baa ugu mahadsan tahey aqbaartaada waxaan ku weydiiyay ma ii sheegi kartaa wallalahaa ama cidihii aad deriska aheedeen,
hadii aad fahmin dhalinyaeada aan is weydiineynaa waa walaalehey. kana raali noqo.
waxaan rejeynayaa in aad maqashaa magacyo aad xusuusan kartaa.
ama aan is aqoonsanaa dabcan.

aad iyo aad baana u mahadsantahey walall.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

public user

Unrecorded Date
HI maryan aad baa ugu mahadsan tahey aqbaartaada waxaan ku weydiiyay ma ii sheegi kartaa wallalahaa ama cidihii aad deriska aheedeen,
hadii aad fahmin dhalinyarada aan is weydiineynaa waa walaalehey. kana raali noqo.
waxaan rejeynayaa in aad maqashaa magacyo aad xusuusan kartaa.
ama aan is aqoonsanaa dabcan.

aad iyo aad baana u mahadsantahey walall.