Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay dhalinyardii reer Yaaqshiid gaar ahaan suuq bacaad.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mooto

Unrecorded Date
Waxaan halkaan ka baafinayaa dhalinyaradii reer yaaqshiid gaar ahaan xaafada suuqbacaad.
Fadlan ku qor hoos hadii aad tahay qof ka mid ah dhalinyaradaas..

Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xareed

Unrecorded Date
Walaal ani suuq bacaad uma dhaweyn laakiin sggolka private ah oo Elman Electronic ka soo hor jeeday baan dhigan jirey waxaan isla dhigan jirey khadro shiikh daahir oo walaasheed ururka haweenka soomaaliyeed madax sare ka ahayd... saaxiibteed malyuun ayaa la oran jirey waxayna macallimad ka ahayd dugsiga h/dhexe J/daa'uud

Hadaad taqaan ila soo xiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mooto

Unrecorded Date
To: Xareed

Ma waxaad ula jeedaa Khadro SH. axmed gabale?
Adina xagee dagneeyd?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xareed

Unrecorded Date
Haa Mooto khadro sh.axmed baa la dhihi jirey sxb... walaasheed ururka haweenka ayey gudoomiye ku xigeen ka ahayd ayaan jeclahay..

Ani waxaan daganaa c/siis

Saaxiibteed ayaan aad isu naqaanay malyuun oo g/daa'uud macallin ka ahayd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeyte

Unrecorded Date
ANIGAA YAAQSHID ANIGAA DEGENAAN JIRAY,OO U DHOW FARMASHIIYAHA CIISE KARIISHA GADAASHIISA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mooto

Unrecorded Date
To: xareed

walaal waxaa iigu war dambeysay wadanka canada muda aad u fog.saaxib ma taqaanaa c/rashiid ganey iyo falfaloos oo ayaguna daganaa degmada c/casiis

mahadsanid saaxib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIINOW

Unrecorded Date
SAAXIBOOW ANAA AHAAN JIRAY REER SUUQ BACAAD WAXAANA LEY JIRAA SHAACIR JIINOW WAXAANA JOOGA SWEDEN ISA SHEEG KUMAA TAHAY ADIGA IGALA SOO XIRIIR TEL 46 150 14953.

AMA HOTMAILKAAN FAARAX5@HOTMAIL.COM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mh

Unrecorded Date
hi shaacir waxaa kula hadlaayo waa xasan xamud saaxiib iska waran.
yaa isla joogtiin asxaabtii waxaan u malaynayaa in ay kula joonaan saxxibo qaali ah sida daahir dhunte, badaar, cismaan, iyo walaka cabdulahi oo aanan is maqal waqti fog.
anigu waxaan joogaa ingriska.
hada ha lagu maqlo.
aad baa u mahadsantahay.
NB qafka aad leedahay is sheegna waa cabdulaahi mooto.
waxa uuna joogaa holland.
sida aan filaayo waxa uu sameeyay dadaal weyn.
kaas oo saamaxay in aan is maqalno mar labaad dhamaan aqyaartii xaafada oo kala dhuntay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiinow

Unrecorded Date
mahadnad claahi mooto iyo xassan maxamuud. Saaxiib xassan waan ku salaamay aad iyo aad ayaana u fiicanahay waanaku mahadsantahay sida aad ii soo xiriirisay waxaana salaan iga gaarsiisaa dhalinyarada suuq bacaad oo dhan waxaan ais aragnay maxamed warsame iyo awees buus mar aan imid landan .mootoow maxaa dhacay maxaa laguu waayay ninyahoow halagu arko waxaana igala soo xiriirtiin . faarax5@hotmail.com
waxaana isku ognahay qayr.faarax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/BIDAAYE

Unrecorded Date
HASSAN BIDAAYE
dhamaan dhallin yaradii degmada yaaqshiid waan idin salaamay yar iyo weeyn caruur iyo ciroole khaasatan reer dhuunte sida daahir, cismaan, c/raxmaan, sidoo kale xassan xamuud, abadaar, saalax, weheliye gurey, sidoo kale hanad, walaalayaalow yaa arkay CABDI KUUS oo markii iigu wardambeysay aan ku maqlay HOLLAND iyo AFDOOJE oo aan ku maqlay CANADA dhamman ciyaal suuq bacaad waa idin salaamay.anigoo joogo melbourne AUSTARALIA.BYEEEEEEEEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mh312

Unrecorded Date
HI xasan bidaaye waa ku salaamey waxaa kula hadlaayo xasan xamud saaxiib aad iyo aad baa loo fiicanyahey waxaan kuu sheegaa in uu cabdi kuus uu weli jooga holland, waxan is aragney ayaan uu yimid england, sidoo kale af-dooge waxa uu hada degan yahey USA. waxana uu yimid ayaan dhaweed, sidoo kale waxaa isna jooga holland yaasiin xasan (MIIFI). wallaalkiis aweesna waxa uu joogaa canada.
saaxiib ma is aragtaan maxaadey, mahad bundiid, iyo walaashii. igu salaan saaxiibow.
mahadsanid
xasan xamud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mh312

Unrecorded Date
HI shaacir jiinow waa ku sallmey saaxiibow waxaan rabey wallakaa cabdulaahi ee ma isiin kartaa telefonkiisa.
waxaa kaloo aan aad ugu faraxsanahey sida loogu soo xirmaayo silsilada waxaan filayaa in aan hili doona asaxaab kaloo aan ogeen meel ay ku sugan yihiin.
waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan asxaabta aanu is maqalney iyo intii aan is maqalba waadna mahadsantihiin dhamaantiin.

xasaan xamud

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/BIDAAYE

Unrecorded Date
Hi xassan xaamud aad baan ugu farxay warbixintii aad iga siisay cabdi kuus iyo afdooge sidaa darteed KUN IYO KOW JEER ayaan kaaga mahadinayaa mar kale walaalow dantu miyey kuu saamixi kartaa inaad ii soo dirtid adareeska ama si kasta oo aan ku heli karo saaxiibkay aan walaalkey ka jeclahay ee YAASIIN MIIFI sidoo kale AFDOOJE tan kale ma is arki kartaan isna saaxiibka aan walaalka ka jeclahay ee C|Laahi QOORDHEERE 114ka qur'aanka cadadiisa igu salaan iyo reer dhuunte oo dhan ugu dambeyntii walaalow saaxiibka MAXAADEY bil ka hor ayaa iigu dambeysay markaasoo aan isku aragnay meel tacsi ah, sidoo kale ilmo bundiid weli isma arkin balse maxaadey ayaa maalintaas igu yiri anigaa taleefankooda ku siin doono,si kasta walaalow anigoo kugu kalsoon jawaab ayaan kaa sugayaa, inta ka horeysa waa walaalkaa H/bidaaye oo kugu dhaafaya mahad sanid BYe BYe..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mh312

Unrecorded Date
HI xasan/bidaaye waa mahadsantahey waana waajib wax kasta oo aan sameyey oo adiguba waa sameyn laheed, tan kale c/lahi qoordheere waa uu joogaa waxana uu rabaa in uu u guuro wadankasaasi marekenka oo ay joogtaa xaaskiisi, ma filaayo in aad ogeed in uu guursadey, waxana uu rabaa in uu u tago xaska, ma ogi in uu rabo in uu soo noqda iyo in kale,tan kale waxaan kuu keeni doonaa dhalinyaradaa mashii aad kala xiiri kareyso,saaxiibow waxaan rabey in aad ii raadiso wiil la yira maxamed xasan ( BLACK) oo ila dhigan jiray dugsigga badda oo la ii sheegay in uu jooga australia.
waxaa kaloo aad ii soo sheegtaa asxaabtaii xaafada yaa isla joogtaan.mase taqaan wiilka la yiraa C/maan xasan cali.oo ay eedo u aheed islaantii uu qabi jiray hanad c/lahi firinbe aabihii.ma aqaan magaceeda, ee iga raali ahow,
waxaan kaloo ku siinayaa add. si aad ugu soo dirta waraqo, aana kugu soo qoraa telefonada aqyaartaa maxaa yeelay uma idmani in aan ku qoraa halkaan.
add.22 BURRELL TOWER,
ALBANY ROAD
LONDON E10 7EH.
UK
waxan filayaa hadal ma soo koobi karno balse aan halkaa ku sino maanta.
mahadsanid.
xasan mohamed.

Cade

Unrecorded Date
War wax ciyaal Dugsiga H/ dhexe ee 8.-da Maajo ahaan jiray...mise Maxamuud Axmad Cala ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sara adow

Wednesday, July 05, 2000 - 03:42 am
HI. Jayte...
marka hore waan ku salaamay.
Aniga magacayga waxaa la yiraahdaa SAHRA MAHAMED ADOW oowaxaan degenaa jidka foto IF COLOR oo waxaan dhigan jiray school j/daa'uud , laakiin aniga magacaaga ma xasuusto .
adiga ma taqaanaa FOWSIYO CEELEEY, ama C/ROOBLE TIIROOW oo loo yaqiinay BASA DHEEREEY
AMA JAAMAC QALDAAN oo aan hada isla joogno LONDON

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xariif

Wednesday, August 16, 2000 - 01:05 pm
Hi, Xassan Maxamed Cali (Xassan Bidaaye)
Waxaan ku salaamay salaan Salaanta muslimka tan laysku salaamo tan ugu qiimahaha badan Assalaamu alaikum.
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay sida aad noosoo xiriirisay, Baddi dhalinyaradii waxay ku badan yahiin England
Qaas ahaan ardadii macalin cabdi ama dhalinyaradii Tiinlay iyo agagaarkeeda cidkastoo ubaahato waa igala soo xiriiri kartaa waana kaa cawinayaa inta karaankayga ah haduu Alla yiraahdo.
Qofka kuula hadlaya waa xariif xariif@hotmail.com
England

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIRIHIM ABDI

Thursday, September 21, 2000 - 08:52 am
hi xasanbidaaye waasalaamantahay aniga magaceyga waa CABDIRAXIIM CABDI FAARAX ooahaa ciyaal Y/SHIID waxaan dhigan jiray D/HOOSE DHEXE G/LE XASAN DIIRIYE.Sare waxaan ka baxay maxamuud a. cali. waxaan joogaa canada emailkeygu waa XAMZASYMPATICO.CA dhamaan wey salaaman yihiin dhalinyarada reer yaaqshiid bal iiga warama feysal gooje. bureeqo.sahro bundiid/walaaeed mahad. anigawaxaan arkay mahdi gureey ooka mid ahaa ubaxa degmada/yaaqshiid iyo mahad dhaga cade waxey joogaan mareykanka fadlan haley soo xiriiriyo dhamaan ciyaal yaaq shiid iyo ciyaal degmada waa cabdiraxiim oo jooga CANADA TORONTOOOO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahim abdi

Monday, September 25, 2000 - 09:13 am
waa cabdiraxiim ooreer yaaqshiid ahaa waxaan halkan ka salaamayaa qaasatan xasan bidaaye walaal teleefoonkeygu waa (519-752-7983) WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAAN REER YAAQSHIIDDDD''''.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahim abdi

Monday, September 25, 2000 - 09:17 am

Omar

Monday, September 25, 2000 - 08:03 pm
ASalaamu Caleykum All,

Salaan dhamaan reer yaqsiid.

Salaan kadib war Xasan Bidaaye isku magaalo ayaan joognaa mana is ogin. Qofkaan waa Cumar Warsame, Waxaan u maleynayaa in aad xasuusato Guuleed. Waxaan daganeen ka soo horjeedka dugsiga Macalin Cabdi.

Xariif & Xasan Bidaaye waxaan si qaas ah hawada idiin ku soo mariyey salaan 114 quraanka kariimka anaga oo dhan waan wada caafimaad qabnaa familka oo dhan waxey joogaan Melbourne, Australia. Guled waxuu ku nool yahay Toronto, Canada.

Waxii aqbaar ah waxaad igala soo xariiri kartaan emailkaan hoos ku qoran.

dalmaax@hotmail.com

Sidaas iyo ismaqal danbe oo xiiso leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUUNYE.C.C

Tuesday, September 26, 2000 - 02:38 am
waraa c/laahi mooto dadkii suuqbacaad ka yimid saf ayaad galisay ee maku soo maray HUUNYE C/LLE CALASOWW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mh312

Monday, October 02, 2000 - 05:15 am
HI dhamaan reer suuq bacaad iyo agagarkiisa waa idin salaamey si daa u dhantihiin waxaana ka cudur daartay intii aan kale maqneyn.
waxaana rejeynaa in aan is aragnaa mar kale ama is maqalnaa.
waxaan si qaas ah ugu mahad celina saaxiib xasan bidaaye waxana filaa xasanow in ay ku saaciday tilmanteydii in kastoo aan sidaa u aqbaar dheereyn waxaana rejeynaa in aan sii xiriirna.
hadii allaha awooda lehi idmaa.

by xasan xamud

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liibaan

Thursday, October 26, 2000 - 12:45 am
rersuuq bacaad waxaan kagartay waxaa kajira ninka dagan farmashiiye ciise kariish gadaashiisa ninka daganaa faarax jeyte soomatihid iyo ilmaanta gabadha tilmaantay basadeerey iyo jaamac qaldaan inaceeley taasi waxaan aqaan walaasheed ka weeyn roodo siwalbaba aad ayaan ugu faxsanahay. waxaan daganaa qabuurah agtiisa waxaana leey yiraahda Liibaan biyoonde xirirwacan igala sooxiriira dhamaan suuqbacaad dhinaca cali caarif liibaan@artic.comha idinmacaato..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 27, 2000 - 03:05 pm
TO cabdullahi mooto
hi.mooto..waa abdirahman eenow oo ku salaamaya
aadbaan ugu farxay inaan warkaada maqlo
aniga aadbaan uwanaagsanahay waxaana deganahay
mareykanka mooto fadlan ilasoo xariir iyo dhamaan wixii aad aqbaar kahayso dhalinyaradii reer
suuqbacaad
tel # 206 714-5550
waa abdirahman eenow mahadsanid saaxib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHAACIR JIINOW

Tuesday, December 19, 2000 - 11:22 pm
DHAMAAN DHALINYARDA SUUQ BACAAD AAD IYO AAD AYAAD UMAHADSANTIHIIN MAHADAANA WAXA LEH C/MOOTO OO BILAABAY SILSILADAN, WAXANA KALOO HALKAAN KA SLAAMAYAA XASAN XAMUUD, XARIIF, MOOTO IYO DHAMAAN DHALINYARADA SUUQBACAAD WAXAAN KALOO HALKAAN KA SALAAMAYAA HADII EEY JIRAAN DHALINYARADII BANOONIGA EE ALBAARIIS , ANIGANA WAXAAN AHAY SHAACIR JIINOW ,

ISMAQAL DANBE OO XIISA LEH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beydiid

Wednesday, January 17, 2001 - 07:27 am
Aqyaareey waa beydiid Waxaan deganaa Yaaqshiid.

AAwey REER YAAQSHIID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beyga

Wednesday, January 17, 2001 - 07:29 am
beydiid@hotmail.com