Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay maxamad Farmaajo oo jooga dalka Canada magaalada Tronto
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabaab

Unrecorded Date
Waxaan raadinaa ninka la yiraahdo Maxamad Farmaajo oo marki iigu war dambeeysay joogay Dalka Canada qaas ahaan Magaalada Toronto.
Hadii aad taqaaniin iigu qora massage her pleas.

Waad mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farmaajo

Unrecorded Date
Waraa SHABAAB waa kanaa Mohamed Farmaajo

Emialkeyga waa Farmaajo@hotmail.com

Omar aa ii sheegay aqabaartaada..ee Saaxibkey .Warkaada hala hello adiga Waxaa la dhahay German iyo Hollnad aa U dhaxeysaa

PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANZA

Tuesday, December 19, 2000 - 04:56 am
waryaa farmaajo ninka kula hadlaya waa ANZA reer yemen reer itoobiyo soo xasuuso qabriyarow yemen
igala soo xiriir mude20@zonnet.nl