We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan daganahay wadanka Norway qaar ahaan magaalada tromsų.waxaan ahay nin reer burco ah waxaanan baafinayaa dhamaan reer Burco.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hadaad reer burco waydo sidii laxdii burco maroora dilaac
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Xasan:waad salaamantahay waxaan maqlay reer burco badan baa degan norway ee ma runbaa aad ayaan u jeclaan lahaa in helo warkooda arday badan oo aanu ku wada jirnay dugsigii dhexe ee mohamud ahmed ali iyo sheekh bashir secondary school walaal waxaan deganaa suuqa carabta bal iska soo waran.aad baan ugu farxay boggan aad furtay in dad badan oo reer burco ah oo kala war waayey ay halkan iska helaan. waad mahadsantahay waa:suuqacarabta
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date XASSAN, MAXAA KUU DIIDAY REER HARGEYSA WAXAN DEGENAHAY NORWEY, TRONDHEIM. WAAN KULA KAFTAMAYAA JAWAABTAADANA WAAN GARANAYAA EE HALKAA KU XIDH.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Suuacarabta. aad iyo aad baa u mahasan tahay. Runtii wadan kan aan daganahay aad buu u fiicanyahay, shaqona waa leeyahay,waxaan kawaraysan kartaa, nin kaa layi dhaahdo jaafaa ee reer Hargeysa ah. Jarcigana aad baa loo siyaa somalida.hadaad rabto waad iska soo dhiibikartaa. salaan xasan togdheer18@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO: XASAN REER BURCO OO DHAN MA BAAFIN KARTIDA WAALIDKAA RAADSO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hassan:walaal waxaan jeclaan lahaa in aad iiga waranto haddii wax reer burco ah aad wada joogtaan waxaan walaal deganahay washington dc u.s.a. uma taag hayo degid cusub halkan ayaa iigu filan qurbe intaasi waa iga kaftan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To:Suuqacarabta as salaama caleykum salaan kabacdi.waan ku fahmay lakiin hal su"aal ayaan ku waydinayaa. Markii hore waxaan igu tidhi waxaan daganahay sucuudiga,hadana waxaad leeday waxaan daganahay USA.Maxaad waxaa uga jeedaa? salaan Xsan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date XASAN:Walaal kuma odhan sacuudiga ayaan deganahay bal ku noqo qoraaladaydii hore just waxaa jeclaystay in aan reer burco kala xidhiidho halkan hana u qaadan in aan ahay qof ciyaaraya ama ujeedo kale ka leh bogan,aadna waan ugu faraxsanahay bogan ee aaynu sii wadno bogga,walaal aniga waxaa burco iigu dambaysay waqtii aan ka baxay sheekh bashiir secondary school kuma noqon ka dib waad garanaysaa xaalada qurbaha bal haa laga helo war xasan sidaa iyo is maqal wacan waa:suuqacarabta
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to hassan waad salaamantahay mayaad ahayd ardaydii farsamada gacanta waa lakala baaday laakiin meeshii burco waa isku dhacaysaaye miyaynaan dib u camirayn waar qurbaha halaga tabaabulshaysto warba ma qabtide waqooyi hilaac waxaan rajeynayaa inaan dhamaan isku arkidoono togdheer inshaa allaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 20, 2000 - 03:37 pm marka hore waa idin salaamay dhammaantiin reer burcoow meel kastood joogtaan. waxaan baafinayaa wiil la yidhaahdo Mahad ama Cali Jaamac Cumardaan oo markii iigu dambaysay lagu sheegay USA Cali waxa uu ahaa reer burco waa Cibraan reer cabdalle cid alla ciddii reer burco ah ee garata wiilkaas waxan ka codsanayaa inay igala soo xidhiidhaan E meil kan a_ulusow@hotmail.com waad mahadsantihiin. Burcooy nabad ku waar.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 21, 2000 - 05:46 am Salaan Wacan Hassan! Hassan Please cantact me as soon as you can, I want to ask you couple Q? about Burco if that is ok with you. Thanks F.....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 08, 2000 - 05:36 am asalaamu caleykum reer burco.... gidigiinba waa salaamantihiin, salaan kabacdi aniga magacayga waxaa layidaahdaa WELI (shoodhe qaadiro) Afgooye, burco. waxaan aad iyo aad u baafinayaa, dhamaan dalinyartii reer afgooye, schoolka qasabka, togdheer, iyo maxamuud axmed cali. khaas axaan, xassan Muse oo reer yusuf ah, dhegawayne iyou sanyare iyo c/kariim case oo ah dhalinyaradii reer burco.... anigu london ayaan joogaa...I lov you all burco.....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 04, 2000 - 12:26 am KU REER BURCO waxa farxad ii ah anoo inbadan xirrir lalahaa qaybta baafunta in ay tahay markii iigu horeysay ee aan la kulmo xidhiidhka reer burco waxaanan rajeynayaa in uu sii socondoono xiriirka baafinta iyo iska warhelka reer burco. anigu waxaan ahaa reer brco gaar ahaan xaafada hodan ama dugsiga sare ee sheekh cismaan nuur sanadkii 1988,markaa xaafadaa iyo dugsigaaba ahaan jirtayba ha igala soo xiriiraan e mailkayga. fuaad53@hotmail.dk ama fuaad17,yahoo,dk. waanad mahadsantihiin
|