We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date wacan oo wanaagsan! wardhiigleey wasaarad waaye, inta kalena wakaalad waaye! warka yaan badin! waxaan jeclaan lahaa inaan dhamaan ciyaal warta meel kasto ooy joogaan aduunka aan isla xiriirno oon sameeyno hadii ilaaaha awwoda leh uu noo ogolaado inaan sameeysano kulan ama isu imaatin! "a get togather event" kulan aqoon kororsi, fan iyo dhaqan,sports ah! ciyaal warta waa ciyaal maqaar kuligood! meel kasta oo ka dagneed warta, suuqa xoolaha, barxadda, ciyaal nalka, kawaanka, kaawada iskoolka 15 may, siinaay, buulo hoose buulo kore, xararyaale, baar jeddah,buur hindi, habar cad iyo gedka jaceelka, xarbi, if iyo aakihir, baar hilaac iyo laba mudul, laba dhagax iyo xamar jadiid meel kasta oo daganeed! fadlan nala soo xiriira waa kan e-mailka: kuuloow@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date macalinka waxaan daganaa baar jida magaceyka waa sugal yusuf wahliye e mailka waa sugalw@idirect.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waa mahadsantihiin Salaan ka dib walaal waxaan malaynaayey inay baarjidda uu ka tirsanaa ma hadduu noqdey warta mise waxkasta way bateen oo warta waxey ka midtahay waxa tarmey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Saaxiib waan ku salaamay magaceegu waa maxamed duraan waxaan deganaa Geedka jaceylka SXB waad mahadsantahay E-mailka waa Ceediid@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date dagaal maa rabtiin inaad abaabushaan warta aniga cayaal hodan ayaan ahay waxaan daganahay dalka finland cayaal warta waa buuxan finland kala soo xariir ii meylkeyga haddii aad qof uga baahatto xattaa haddii aad abaabuleeysaan dagaaaalkii sadexad ee aduunka mahad@iobox.fi
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date LOOOOOOL Anonymous, aryaa xaa noo malaysay duf ku bexe. Wartadhiigga, warka isii kuwaas reer wardhiigleey waaye laakinse KORNOO BAXSHA aa la dhihi jiray yaa ee iska jir. Ciyaal kornoo baxsha waaye.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date See waaye adiga Anon, tuluugi aaway, ciyaal tolka aa ka tagtay, adiga dhinecee ka timid ii sheeg. Warta suuqa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waryaada ciyaal kaawada iyo 15may gadaashiisa yaa ka joogo meesha,reer warshiigleey waa tarmeen oo dhulfidiski afweyne ayeey ku tarmeen been ma aha ee waan ku la soo xiriiraa aniga ee ogoow,dhiigaa i qaaday ha ila yaabina,wiil finland weli baad ma kaa qaadaan reer warta mise gaal ayaa kuu garab hiiliyay?ciil badanaa,adiga oo kaleh kut-kudaha ayaan kaa nafaqin jirnay,dhulka lee la seexinaa....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date tuluu yaa hilmaamay! xararyaale iyo buulo kre iyo too hoose hadaan sheegay! waa kuuloow! reer kornoo baxshana wa mahadsantihiin! ha la soo bato oo hala i soo xiriiriyo! ciyaal warta reer scandinivianka ah iyo kuwa london jooga waxaa wakiil ka ah aan u mleeynaa cabdulaahi carabeey iyo kuukaay! toronto waa buuxnaa sidoo kale virginiaiyo minnesota! reer munchen (munich) ayagoo dhan oo ulahooda iyo waramhooda watana waa diyaar! holland warka keena! ha la soo hadlo akhiyaarta!!! waa kuuloow
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Kuuloow waa mahadsantahay sxb. waa ku aqaan inaan ciyaal nalka ahaan jirtay anna waa i taqaan laakinse waxaan rabaa ninkii Kuukaay ahaa ee London jooga inaan la xiriiro ee sidee ula xiriiraa. Hadii kale emailkaan u gudbi Jayte2000@yahoo.com Aniga ciyaal suuqa xoolaha waaye. Nabad galiyo, teeda kale, hoos meel lagu badanyhay oo ciyaal warta badan eey isku bafinaayaan ayaa jirto ee ma aragteen?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date AQAYAARTA WAAD SALAAMAN TIHIIN. SALAAN KADIB ANIGA WAXAAN DAGANAA BARXADA WARDHIIGLAY, OO WAXAAN RAADINAYAA AQAYAARTAAN. CABDI-FALAAGE AWEYS JAGO CAMOORE KANEECO JABRIIL JAAJAALE SAQAAWE QAASIN GABOOBE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waraa Boodaaye, Gaaldiid aa laguu haayaa ee Gaaldiid ma rabtaa saxiib? Magacaaga runta ah meesha aad joogtid iyo emailkaaga soo sheeg, anagaa kugusoo xireenee. Emailkaan igalsoo xiriir yaa. Jayte2000@yahoo.com Soo nabad ahaada aqyaarta
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waraa Boodaaye, Gaaldiid aa laguu haayaa ee Gaaldiid ma rabtaa saxiib? Magacaaga runta ah meesha aad joogtid iyo emailkaaga soo sheeg, anagaa kugusoo xireenee. Emailkaan igalsoo xiriir yaa. Jayte2000@yahoo.com Soo nabad ahaada aqyaarta
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date wayaa jayte adiga ma jaytihii riwaayadaha dhigi jiray miyaad tahay. aniga waxaan daganaa dalbile gadaashiisa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 28, 2000 - 07:05 pm Waad salaamantihiin aniga waxaan daganaa qaliyaasha ama habarcad waxaana raadinayaa saxiibkeay madoone oo daganaa qaaliyaasha oo markii iigu danbaysay joogay filand. madoone waa awoowe iyo cali-bagaag oo jooga canada ee nala soo xiriir dadkii oo dhan inta ayay joogaan waa canada iyo ameerika.Haddaad Modoone taqaanann soo sheega oo ha qarinina...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 28, 2000 - 07:10 pm Sogaaloow ma hadaa laguu diiday in aad tahay ciyaal wardhiigleey ninka ku dhahay buurhindi ma wardhiigleeyaa waa danbaabey ee ilaahey ha ka cafiyo . sugaal waan ku salaamay .waxaan kuu soo diri doona Email .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, July 22, 2000 - 10:06 pm Aryaa Waa wartii oo dhan maka helirinee day aray! Ya warta warka ii wada hee. Aniga waxaa la idhahaa BIIBAAYE waxaan deganaa Barxada Xarbi. Mahee Banooniga loo soo adi jiray. Yaakhay akhiyaareey ii soo sheega dadkaan meeshay ku dambeeyeen 1) CABDULAHI GABEYRE FAARAX 2) CALI QARAARE oo reer suqa xoolaha ahaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 19, 2000 - 02:35 pm waa idin salamay waxaan raadina ciyaal buulo hoose ama boolo yaray iisoo dir email deeq35@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 26, 2000 - 12:07 pm Waryaa kuuloow waa ciyaal warta oo guuraya oo odbiheedii watato anigo waxaan daganaa M/xarbi agteeda ama xerta shiikh Maxamed Faarax magacaygu waa cabdi gacamey waxaan daganahay Maraykanka iyow@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 28, 2000 - 05:21 am Waraa Biibaaye, ciyaal warta asaloow ah hadaa tahay ninkii Cali Qaraare ahaa waxaa laga helaa dalka Canada magaalada Ottawa asagoo reer iyo caruur yeeshay. Ee raadiyaan ku iri.. aniga tel. kiisa waa kuusoo heli karaa hadaad rabtid laakin adiga raadiyaan ku iri,, warka badan iska dhaafee.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 02, 2000 - 09:37 pm wartooy dagaal waa dhamaaday,ee yaan la dagaali doona,dadkii oo dhanna waa il baxay,tiinkii iyo aruundadiina waa la jafay,marka xaa noo tala ah haddaan nahay reer warta,eemeeylka waa bule2nd@hotmail .com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 02, 2000 - 07:40 am marka ugu horeyso waad salaamantihiin. Aniga waxaan rabaa inaan ogaado (Kuuloow,Boodaaye, Jeyte,Deeq). magacyadiin dhabta ah miyaa mida kale mudo badan ayaan ayaan kala maqneyn hadaan nahay reer W/dhiigleey marka waxaa fiican in qof walbo uu magaciisi lagu yaqaanay ama naaneystiisa uu sheego si aan u wada aqoonsano adinkoo raali ah. Aniga waa "CABDI NUUR" waxaane dagenaa "BUULO ARUUNDO".Haleyska warqabo heeeeeeee!!!!
|