We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date (Maryan iyo Batuulo iyo Fadumo Macalin) oo yiqii Abahooda (Maclin Basbaas), waxay deganeed Xafadda Xamar Jab-Jab, Ceelka Cali Boolay Buundada kowaad. Moqdisho. hadaad war iyo wacdaal ka haysiin igu soo xiriira sujac99@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,,,,Omar wadaaygiis tilmaantaada waa ila khaldantahay ,,,,,,Maxaa isu keenay Ceelkii Cali Boolaay iyo Buundadii koowaad ee Xamar Ja Jab,,, Macallin basbaas waa laguu yaqaan inkastoo Xamar Macallin BasBaas yaasha ay iska badnaayeen,,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Lol@@@@@@NeefoKaniini, runtaa waaye macalin basbaasyadda waa bateen!!!! Yakhayoo, adiga demaanyo ma uu shaqeen jirtay??
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salamu calaykum, dear Kaniini, waxaan ka wada buundadda kuwaad meeshi hoore la dhihi jiray "Dhegax Tuur", wax yar marki hore loo soo dhaafo, dhinaca "Xamar Ja Jab" ama ka hor tega EX-BUULO Eelaay, xafadaasna waxaa aad aad ugu caanbaxay "AADAN OOR", waxaane deganaa jiray hadii aad tahay lafahi hore "Shacroole, Moxamed Booro, Istaad" iyo Elaahay ha u naaxriiste Marxuum "MOH. ABDURAHMAN ABKAY" (sammir iyo imaan alah naga wada siiyo)". waxaan filaa in aad si fiican aad u fahantay Tilmaanta. Mahadsanid,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,Cismaan Cabdiraxmaan Abeey,,,Moh'd Cabdirahman Abkeey,,Ustaad,Yuufeey,,Aawoow,,Sharkhaankii Abuukar Qoryooleey,,Xuseen Dooli,,Masaajidkii Bandhaboow ii Buundada Hoosteed,,,Bashiir Shire Dharaar,,Cabdiraxman Shire Dharaar,, Cabdicasiis Mohed Farah,, Katarabiil,,M.A.F.A.. Cabane,, Guriga Qooleeyda Buundada Korkeed,, Ha isoo xasuusinin,,Cusmaan Ayeeyo,,Gaduudoow,, Neefoow Kaniini
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date a salaamo calaykum, walaal Neefow, odiyaasha aad ii soo sheegtay, yaad warkiisa haysa. qaarkooda waa dadkii aan dhiiga isku darsanay. adigana inteed joogta, ii soo sheeg your special E-Mail address saan u yeelano direct contact. My E-Mail address is : sujac99@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date CUMAROOW LOL, neefoowkaniini wuxuu u egyahay AXMADEEY la dhaqan,shaati cad iyo surwaal cad oo lugaha elefaanti ka ah inta gashto,goor maqrib ah ayuu foori hees hindi ah ku dhufto oo hor mar mari jiray bajaqda uu rabo markaas gurigeeda horteeda,waa rageedi,isaga ha iska sii deeynin qof kuu dhaamo lagama yaabo in aad hesho saaxib. beace and luv
|