Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan baafinayaa cawil Adan oo reer burco ah.Qabiil habar jeclo axmaed farax.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilwaal

Unrecorded Date
waxaan baafinayaa cawil oo markii igu danbaysay joogay wadanka Australia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuqacarabta

Unrecorded Date
WIILWAAL:Adigu ma reer burco ayaad tahay xageese ka deganeyd burco
anigu waxaan deganaan jirey suuqacarabta u dhow
daalo iyo bangigii burco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gorgor Kacay la Mood

Unrecorded Date
Yaa yaqaan nin Aami la yidhaahdo oo reer Yusuf ah Yeesifna dhalay. Wuxuu deganaa Xaarwada agteeda meeshay ka gasho dixda weyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiilwaal

Unrecorded Date
Suuqacarabta. waxaan daganaan jiray Xafada
layidhaahdo Hodan qaylo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiilwaal

Unrecorded Date
To Goror kacay lo mood.waxaan ku waydiiyay,
adigu mawaxaad tahay reer yusuf?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Killer

Unrecorded Date
Meel kasta waxa kusoo qoraysaan hebel oo habar jeclo ah.Adeer magaca Netka nooga daaya.Hadaa wax baafinaysaan maad BBC da ka baafisaan.Ama Minkirifoon qaatoo Streets ka la wareega waa helaysaan qofkaa raadinaysaane.

Killer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuqacarabta

Unrecorded Date
Wiilwaal:walaal goorma kugu dambaysay burco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiiwaal

Unrecorded Date
To:killer.

waxaan ku waydiiyay adigu mawaxaad tahay daroodkii
urayay? ee mucaaradka ku ahaa isaaqa.
Waar ka bax needka darood yohow urayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuaad

Wednesday, October 04, 2000 - 01:17 am
ku reer burco
sxb waad salaaman tihiin
waxaan ahaa nin deganaa xaafada hodan qaylo ama dugsiga sheekh cismaan nuur waxaan jeclahay wixii halkaa deganaa in aan warkooda helo
nika isku magacaabay killer sxb xoolaha waxa lagu baafiyaa sumada dadkana waxa lagu baafuyaa haybta markaa yaanay kudhibin habarjeclo haday isbaafinayso ee raadso cidaadii
ku wiilwaal
sxb ma iisheegi kartaa magacaaga saxda ah hadii aad deganeyd hodan qaylo iyo cida aad ka taqaanay ama halka aad kadeganeyd xaafada
waanad mahadsan tihhin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiiiwaal

Saturday, October 21, 2000 - 02:41 am
Waan kan E-mail
Togdheer18@hotmail.com