Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin reer xirsi dhoore
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

osman omar

Unrecorded Date
aslaama caleykum

walaalayaal anigoo ah cusmaan
cabdulkadir oo leygu garanaayey cusmaan korow
waxaan halkaan ka baafinaayaa reer xirsi dhoore oo
khaas ahaan sharmarke xirsi oo marki iigu
wardanbeysay leygu sheegay inuu joogay holand
marka walaalayaalow ninki akhbaartiisa haaya ha
isoo diro e\mailkeyga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m.ahmed

Unrecorded Date
cismaan aslaama caleykum ii waran dadka aad
raaadinesa warkama haayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
hi,,osman


reer xirsi dhoore walagu yaqaan,,bro!
(habeergidir,,right?)
sharmarke,,wuxu dagan yahay holland,sad sheegtay,
ee hadi ad telephonekisa uu bahan tahay.
igala so xirir.
sagal121@hotmail.com

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
oooops,,'s me again >>sagal....
sorry,,wallal,,e-mailkayga ayaan qalday it's.

sagal112@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waxba ma aha walaal!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guleed

Wednesday, June 21, 2000 - 01:23 pm
Al-salaama caleykum Osmaan,
Ma heshey saaxiibkaa ina Hirsi Dhoore,Xageese Adigu joogtey markaad radineysey?e-mailkuse qofka ma niyadaaduu kaqortaa?meeh e-mailka?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed ali laacibka

Monday, June 26, 2000 - 05:47 am
Saaxiib marka hore waan ku salaamay,
Marka xiga,quudka aad raadineeso isku magaalo -
ayaan deganahay adna waxaad tiri nooh emailkaan
iigala soo xiriira see wax kaa yihiin macalinka.
emailkaaga uma jeedno mise kaligaahaa arkooyo,
xaanse kaa gaarsiiyaa hadii aan is aragno?
xageesa joogtaa oo aad ka baafinoosaa?
Quudka emailkaanaa iigala soo xiriiri kartaa hadii aad faah faahin kale rato nooh,salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamedali66@hotmail.com

Monday, June 26, 2000 - 05:52 am
Saaxiib marka hore waan ku salaamay,
Marka xiga,quudka aad raadineeso isku magaalo -
ayaan deganahay adna waxaad tiri nooh emailkaan
iigala soo xiriira see wax kaa yihiin macalinka.
emailkaaga uma jeedno mise kaligaahaa arkooyo,
xaanse kaa gaarsiiyaa hadii aan is aragno?
xageesa joogtaa oo aad ka baafinoosaa?
Quudka emailkaanaa iigala soo xiriiri kartaa hadii aad faah faahin kale rato nooh,salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

osman omar

Monday, July 03, 2000 - 10:02 am
marka hore waani salaamay ee tan danbe iiga
raali ahaada ii meelkeeyga waan ilooway in oo
kuqoro anigane waxaan kunoo lahay magaalada U.S.A
isteetka dallas ayaa kunolaha
imel keeygu waa osmanelmesry@yahoo.com
ee aad ii aad ayaa umahad santihiin

ee iga gudooma walaal kiina osman A. oman