Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay cali xirsi oo reer Qodxaale ahaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darbi

Unrecorded Date
Haddaad warkayga hesho cali xirsi ama ruux garanaya uu jiro igala soo xiriir cinwaanka hoosku qoran.
Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

camankey

Saturday, August 12, 2000 - 02:27 am
Waad salaamantahay ugu horeynba ,ka dib ninka aad raadinayso ee cali xirsi waa laguu yaqaanaa halka uu joogi wuxuuna ku noolyahay America wuuna fiicanyahay ,haddii aad dooneyso cid kAle qodxaale ah waad naga helaysaa ee halkan ka soo baafi ,waxaanse rabaa in aan ku warsado adiga ma qodxaale aad ahaanjirtay mise taageere uun aad u ahayd cali xirsi kolkuu gurta wax ku tiireyn jiray,intaasina foorjo ha iga ahaato ee nabad gel