Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Meeday? akhyaartii Reer Burco,ahaan kuuwii daaganaa xafada.Hodan qaylo AAway?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ha i qaninin

Unrecorded Date
waad salaamantihiin Reer burco. waxaan idinka codsanayaa in laysla xixiira.maaxaa idinku dhacay
markaad soo ga sheen yurub ma laysla xidhiidho
miyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuaad iyo m/ cajab

Wednesday, October 04, 2000 - 12:51 am
ku qaninin
saaxiib waad salaaman tahay waxaanan deganaa xaafada hodan qaylo balse adiga waxaan kaa codsanayaa magacaaga iyo maashaad kadeganeyd hodanqaylo aadna waanu ugu faraxsanahay bogan aad inoo furtay iyo soda aad ugu dadaalayso xiriirkeena jawaabna nagusoo celi
waanad mahadsan tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burco-girl

Wednesday, October 04, 2000 - 03:13 am
TO:HA I QANIININ
Waad salaamantahay. Aniga xiitaa waxaan ka imid Burco, laakiin ma xasuusto meel aan ka deganaa waayo markaa waxaan ahaa 8jir.And aada iyo aad ayey ayaan ugu faraxsanahay inaad doonaisid inaad la xiriirtid dadka BURCO!!
SEE U!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Injida

Saturday, October 07, 2000 - 04:03 am
waa salaamantiin dhamaan reer burco iyo akhyaarta kale waxaan ka mid ahaa dhalintii reer burco agagaarka injida ama shiikh ibraahim
to ha i qaniinin adigu xagaad ka ka deganayd , kumaadse tahay iskuulkiisw lodkee ahayd xageese joogtaa iminka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jubo

Saturday, April 07, 2001 - 09:34 am
Hi waad salaman tahiin aniga waxaan ka mid aah reer Burco waxaan dagana xafada Miltariga, aad baan ugu farax sanahay in aan la kulmo reer burco hadii aad i taqanin iyo hadii jale ba aan wada xirir no


love
burco