Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Meeday? akhyaartii Reer Burco,qaar ahaan kuuwii daaganaa xafada.Hodan qaylo AAway?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ha i qaninin

Unrecorded Date
waad salaamantihiin Reer burco. waxaan idinka codsanayaa in laysla xixiira.maaxaa idinku dhacay
markaad soo ga sheen yurub ma laysla xidhiidho
miyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boosteeya

Unrecorded Date
walaal marka hore waad salaamantahay. marka xigta aad ayaad ugu mahadsantahay xiriirinta aad xiriirinayso akhyaartii reer burco. walaal anigu waan ku noolaan jiray burco intii aan laga soo qixin kahor waxaana ku noolaan jiray xaafadaha kala ah October, marna xaafada kirli iyo kotonka oo u dhawaa xerada dhabarjibinta. waxaana dhigan jiray iskuul la oran jiray khasabka oo ku yiilay toga qarkiisa. runtii aad ayaan ugu xiisay burco Illahay ayaan ka rajeynaya inaan mar labaad iyada oo nabad ah ku noqon doono. adigu xageed ka daganeyd burco imisa ayaad se ku nooleyd walaal iiga soo waran