We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAANBAADI GOOBAYAY SAAXIIB MAXAMED XASAN MARINE SCHOOL OO IIGU WAR DAMBEYSAY WATI AAD U DHEER HADII AAD TAQAAN AMA LA KULANTO FADLAN IIGA AQBAAR GEEY, MAHADSANID
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ninka aad raadineyso Waxaan isla joogney Magaalada Mombasa waxaa uuna uga dhoofey dalkaasi Austraaliya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HI JEY saaxiib aad baa u mahadsantahay waxaase ka sii jeclaan lahaa hadii aad iigu sii dari laheed gootii kuugu dambeysey. iyo halkuu ka joogaa australia.Hadii aad ka war qabtaa. mahadsanid xamu.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To:Xamu... Saaxiib waa lagu salaamey marka hore,salaan kadib ninka aad raadineyso waa Maxamed Xasan(Black)waqtigaan xaadirka ah wuxuu daganyahay magaalada Copenhagen(København)Danmark,waxaana kala xariiri karta E-mailkaan....E-mail:Dooy70@hotmail.com,ama igala soo xariir E-mailkeyga oo ah, E-mail:Leydi8@hotmail.com,Wabillahi Tawfiq...

![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To:Xamu... sxb ninka aad raadineyso wuxuu daganyahay Copenhagen(KØBENHAVN)Danmark.kala xariir E-mailkiisa oo ah E-mail:Dooy70@hotmail.com waa Maxamed Xasan(BLACK).
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal waxaan radinaya AYAAN IDIRS waxan igu damabeysay 1989 in mugdisho waxaa aay katimid magalada BORAME FADALAN ISO RADI MUNA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 04, 2000 - 02:01 am saaxiib waxa ku raadinayo waa xasan xamud. hadii aad tahy maxamed xasan oo ka baxay maritime school 1984/85. qofka kula hadlaayo waa xasan xamud. waxaan isku dayey in aan kula soo xiriiraa mana ii suuro gelin markaa aan xiriirno saaxiib. waxaan joogaa dalka ingriiska in mudo ah. mahadsanid. xasan xamud.
|