Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin: abdullaahi xaashi Nuur iyo Cabduraxman Cabdullaahi Bede iyo Cabdulqadir Maxamuud Xersi oo ku nool dhammaantood USA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdiraxman

Unrecorded Date
Waxaan ahay nin ku nool dalka Iswiidhan , waxaan raggaas ku wada noolayn waddanka Soomaaliya, waana saaxiibaday aan aad isugu dheerrahay , haddii aad ka war haysaan ama aad ogtihiin halkay joogaan, waxaan idin ka codsanayaa inaad ila soo socodsiisaan, waayo muddoo aad u fara badan ayaannaan war kala helin.

wixii war ah iigu soo hagaajiya isla boggaan

Mahadsanidiin