Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkey ardaydii iskool xamar jadiid gaar ahaan lodkii 8aadka ahaay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kadis

Unrecorded Date
to all
waxaan halkaan ka raadinaaya ardaydii dhigan jirtay iskool xamar jadiid oo ay ka mid yihiin c/qani ilka case iyo maxamed dool iyo abshir iyo barwaaqo iyo dhamaan ardayda inteeda kaleyba.

thnx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shareero

Unrecorded Date
to kadis

ar anaa ka mid ahaayee magacaaga runta ah ii soo sheeg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raage

Unrecorded Date
to: kadis

waa ku salaamay kadis...waxaa la i yiraahdaa raage......i graduated from xamar jadiid..87/88....waa ku farxi lahaa hadii aan la xiriiri lahaa ardadii aan isku loodka ahayn...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bakaareboy

Tuesday, September 26, 2000 - 07:50 am
waxaan dhigan jiray dugsiga hoose dhexe ee xamar jadiid ee kuyaalay xaafadda bakaaraha una dhuwaa jidka 30ka. marka haddi aad iskoolkaas dhigan jirtay xiriir wanaagsan aad baan u raadinayay ardaydii. 7aad aan ahaa inkastoo lagayaabo inaad igs sareesay.

emailkaygu waa wiilwaal2000@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur

Thursday, September 28, 2000 - 12:26 am
aniga waxaan dhigenjirey iskool xamar jidiid cida kasoo horjeedana iskoolka waa aheena marka qofkii iyaqaana ha igala soo xiriiro imalkeyga nuur @abaut,com ok byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bakaareboy

Friday, September 29, 2000 - 07:31 am
salaan sxb marka hore:
saaxiib aniguba iskool xamar jadiid agtiisa waa daganaa waana dhigan jiray. hadaad taqaanid macalin xabiib ayaa foomastar noo ahaa. reerihii kasoo horjeedayna waa aqaan hadaan iskumeel ka hadleeno. waxaa kamid ah reerahaas cabdullaahi iyo aadan oon saaxiibo ahayn. marka reerkaas hadaad tahay iyo hadii kalabaa bal magacaaga runta ah iyo dadka aa ka taqaanay iisoo sheeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hamdi

Tuesday, October 10, 2000 - 08:19 am
Hi to all of yo!(Skuul Xamarjadiid
I live in the states, and I'm very glad that we have this page Eventhough I still didn't recognize single one of you. I was class of "88/"89 and I really would like your help if you can . I'm looking for my dearst friend ((Malyoun Moh'ed Jama)) who also used to live near School Xamar Jadid. I heard that she was in Italy then in England. To my other close friends, best friends, & schoolmates don't take it personal or that I forget or I feel less close to you, it's just that she was the last one I heard about, and you all are very special to me cause we share very great experience & history. So anybody who feels that you know me don't hesitate to write me, eventually you know me cause I was popular hahaa just kidding ((hamdi_43224@yahoo.com)) hope to hear from you
Love you all!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hamdi

Tuesday, October 10, 2000 - 09:52 am
Sorry the name was ((Malyuun Moha'ed Isaaq))

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

r_mire

Monday, October 16, 2000 - 10:18 am
to: all aad iyo aad baan ugu farxi lahaa hadii aan ka'arki lahaa dhalinyaradii xamar jadiid88iyo89 {r_mire@hotmail.com) qof walbaa ila soo xiriiri karo thanks to all my brathars and sists

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAARIQ NUUR IBRAAHIM -------- OO RAADINAAYA ARDEYDII ISKOOL XAMAR JADIID 87-89 ---IYO CIYAALKII XAAFADA BAKAARAHA

Tuesday, October 17, 2000 - 05:51 am
Aniga oo la iyiraahdo DAARIQ NUUR IBRAAHIM waxaan ka soo baxay iskuulka XAMAR XAMAR JADIID formister waxaa la oranjiray Macalin "XABIIB" waxaana wada joognaa wadanka la yiraahdo USA minnesota. lookeyga wuxuu ahaa 87-89. kadibna markii aan ka qalanjibiyey waxaan u gudbay DUGSI SARE CISMAAN GEEDI RAAGE. Markaa aad baan u aqaanaa reerkii ka horjeeday iskoolka xamar jadiid ciyaalkaas aad baan saaxibo u ahayn waxaana ka mid ahaa AADAN, CABDULAHI, C/FATAAX,IYO C/WALI.Aniga naf ahaantey aad uga fogeyn iskoolka::::.wixii iyaqaan ha ila soo xiriira email daariq@hotmail.com home telephone 651 478 5577