We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date waxaan ka mid ahaa ardeydii dhigan jirtay muuse galaal markaa waxaan baafinayaa saaxiibadey sida: cirbad/muqtaar cismaan maxamuud iyo kuwo kale oo badan markaa walaal haddaad war ka hayso ila soo socodsii email adress: abuumucaad@mail.com
|
| | Unrecorded Date waxaan radina dhamaan dhalinyaradii baar ubax degeneed.qaasatana dhalinyardii isugu iman jirtay dukaanka dhuujiye.ma nooshihiin saxiibayaal. waa abdi oo jooga australia
|
| | Monday, June 19, 2000 - 07:28 pm abuu aniga waxaan daganaa baar ubax waxaa aqaan cirbad wuxuuna joogaa sweden saxiib
|
| | Monday, July 03, 2000 - 05:21 am cirbad? ma dhigan jiray axmed guray? waxaa joga halkaan dad badan oo reer muse galaal ah. ma taqaan tabarak , ilyaas, ubax cali shire, xandel, jamiilo, qardoole iyo wlm.
|
| | Monday, August 14, 2000 - 07:36 am waxaan radinayaa saxiikay CADI AXMED C/LAHAHI (DHIJANGO) WAA ardaydii iskuulka (riis)hargaysa waxaanaan ku ogaa markii igu danbaysay LONDON CIDII taqana haygusoo hagajiso jimmiy82@hotmail.com
|
| | Monday, August 14, 2000 - 04:47 pm waryaaya reer muuse galaal yaa haya ninka la yiraa Caagane yuusuf? haddaad aragtaan waxad ku tiraadan waxa ku soo salaamaya sxbka Liban. Mahadsanidin.
|
| | Saturday, December 30, 2000 - 05:30 pm MAHAD BAANUU IYO CABDUQAADIR UULOW REER MUUSE GALAAL IYO BAAR UBAX WIXII YAQAAN CBDULAAHI DHUUJIYE HANALA SOO XIRIIRAAN IGUNA SALAAMA TABAARAG, ILYAAS, JAWAAHIR, IYO DHAMAAN REER MUUSE GALAAL.
|