Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin Layla Abiib awfaarax
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safia

Unrecorded Date
waxaan halkan ka baafinaya gabar saaxiibadey oo layiraahdo layla abiib awfaarax, oo daganaan jirtey xaafada kaasabobolaare, waxaa iigu war dambeysay qaxii ka hor. Cidii garaneysa walaalayaa iigu soo hagaaji warkeeda bogaan, in case you are wondering she is my friend since first grade but we lost each other when the civil war broke in somalia so please let me know where I can find her if she is alive or not.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waan ku salaamey walaalo
waxaan ahay gabar degan london. walaal waxaan ku weydiin lahaa qabiilkeeda maxaa yeelay way adagtahay si lagu helo qof adigoo aqoon qabiilkiisa.waxaan aqaan inan la yiraahdo layla abiib oo halkan ila degan.walaal waxaad igala soo xiriiri kartaa emailkeyga
bye n take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waan ku salaamey walaalo
waxaan ahay gabar degan london. walaal waxaan ku weydiin lahaa qabiilkeeda maxaa yeelay way adagtahay si lagu helo qof adigoo aqoon qabiilkiisa.waxaan aqaan inan la yiraahdo layla abiib oo halkan ila degan.walaal waxaad igala soo xiriiri kartaa emailkeyga iftin76@hotmail.com
bye n take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safia

Unrecorded Date
walaal waad salaamantahey, salaan kadib gabadha aan raadinaayo qabiilkeeda waa ••••• waxaeyna ka tahey "habaryoonis" hadii aad garaneyso fariin iigu dhaaf halkan mahadsanid.