We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaalayaal waxaan Raadinayaa nin la yiraahdo Burhaan muse cali oo markii iigu danbeysey joogey Dalka ethiopia sanadkii 1996 dhamaadkiisii hase yeeshee Rabey inuu u safro xagaa iyo kenya isagoo rajo ka qabey inuu hello sponcer uastralia ah Naciib daroo ka dib wax war ah kama maqal burhaan Cidii ii soo hesha walaahi abbal marin siinayaa!!! E-mailkeyga waa yarka19@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal burhaankii la dhashay jamiilo, oo dagnaa xaafada hawlwadaag, oo dhigan jiray school ahmed gurey, haduu isaga yahay sxb australia waa uu soo galay, nasiib daro saaxiib waa uu geeriyooday, allaha samir naga siiyo, aamiin, haduu isaga yahay!! please email to me if he is, saash@mailcity.com byeeee bro, but rightnow i'm not sure, but i knw his relative and i will make sure as soon as i could,, byeeeeee bro!!!1
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 04, 2001 - 07:51 am Burhan Siciid hashi aa sheegaysaa wiilka geeriyooday Burhan muse cali balle hadii aad rabtid waxaa igala soo xiriirtaa ifka78@hotmail.com wuxuuna joogaa ingiriiska. yarka kalena oo dhintayna waa ina adeerkiis
|