Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Reer Dhagaxbuuur....!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhagahbuurian

Unrecorded Date
Fadlan waxaan raadinayaa dadkii reer dhagaxbuurka
ahaa ee qurbaha soo galey siiba dhilainyaradii adreyda aheyd.
Isooladan iyo jaamacadahan soo socda
Jijiga senior secondry school
Harar madhanalen comprehensive secondry school
Dire dawa high school
Addis abba university
Alemenya university
Ethiopan civil serive college
Addis abba commercial college.

Cidii reer dhagaxbuur ah ee soo dhaigatey mid ka midka ah goobahan kor ku xusan noo soo dheeg meesha aad joogto!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samsam

Unrecorded Date
Dear Dhagghabourian, Waan soo baafinayaa HASAN FARAH DAMAYAY. Ninkan wuu shaqay jiray iyo digin jiray oo meesha qaxoortiga, Agabar ah. Meeshan ma taqan? Anaga waa gabadh Istraliyan way. Wahan shaqayn jiray Agabar 1979-1981. Hasan wuu ka yimid Dhagghabour waan u malaynahaa. Haskiis magaceed Safiya. Sorry my Somali is Xogga Xooga but I would love to know what happened to Hasan, he was a great person. Also his friends, Mohamed Diriir and Cabdillahi. I am gaaban with timo cas and everyone called my Sam Sam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Anigana waxaan raadinayaa saaxiibkey
Mohamed ahmed yusuf oo aanu isla
dhigan jirney University of Massachusetts @Amherst
Mohamed waxaa iigu danbeysey 1993 isago Graduate
U aadey washindton dc kadibna wax war ah
Kama hellin.
Aniga waxaan ahey rooma mate kiisi 4 sano
Magaceygana waa Hanad Jama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,anigu wa a neefooda kabniinida soo baragii Agabar lasoo mareesay dee aniga dhagax boorian ma ahayn se waxaab ahayd wiil winaagsanyahay oo agabar waan jecelasahay,,,,,,dadkii kulli intee ka joogaan aniga adduunka kulli,,,,,,aniga waa neefoowkamniini waa meejaan u jecelahay agabar...guys see u in the world ,,,,,,,wazuuuuuuuuuuuuuuuuuuup,,, isoo ewar galiya,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hakim

Unrecorded Date
waa laydin salaamay dhamaan waadna ku mahadsantahay sidaad u raadineyso dadkeena
anigu qudheydu reer dhagaxbuur baan ahaa balse iskuuladaas maanan dhigan balse hada ka soo tagey waxaana jeclaan lahaa bal in la isla xiriiro aqbaartana la kale helo anigu hada waxaan hada ku noolahay wadanka mareykanka waxaana rajeynayaa in aan tegi doono dhagaxbuur mar kale sumerkan hadii allah idmo, magaceygu waa hakim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CSHAKUUR

Unrecorded Date
waxaan raadinayaa anna Dhagahbuurian..
waryaa ma nooshahay?xageed ku luntay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIGJIGAWI

Friday, June 30, 2000 - 09:01 pm
ASALAMU CALAYKUM YAA SHABAB OF DHAGAXBUUR!!

Marka hore walaladayda iyo walashayashayda qaliga ahaw waad salaman tihiin dhamantiin. Salantasoo ka soo goday qalbi aad idiinku dheer. Walal runtii anigu ma'ihi nin reer Dhagaxbuur ah balse kaman fogayn. mida kale intii wax eed kor kusoo xustay midna kamid man ahayn. Walaal anigu waxaan kamid ahay ubaxa manta u kacay (JIGJIGA JANNO)markaa runtii waxaan aad u jeclaa in aan reer jigjiga la xiriro. Walaal jigjiga siniyerkeda iyo juniyerkedaba waxaa dhigan jiray wilal aan ILMADER nahay 1992-97. fadlan hadii aad xisaynasid in aad wilasha ogatid igala soo meshan emailkagana igu dhaf. Asalamu Calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamaal

Thursday, January 25, 2001 - 05:14 am
Salaama Allakum,
Hadii aad taqaanid nin Warsangeli ah oo layidhaahdo Ina Faarxa Ciise Dhegeyste oo degan eeriya Dhagaxbuur please ila soo xidhiidh...
JamaalDheere@yahoo.com