Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): YAA YAQAANO/ARKAY AXMED ABUUKAR(AXMEDWELI) OO DEGANAA AGAGAARKA BAAR DJIBOUTI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali

Unrecorded Date
Assalamu calykum!'


Waxaan halkaan ka baafinayaa nin magaciisa la yiraahdo AXMED ABUUKAR (AXMED WELI), hoyadiina la yiraahdo FADUMO AXMED GEEDI, kuna dhashay magaalada XAMAR xaafadda Hodan (ka soo horjeedka baar djibouti).

Axmed weli, markii iigu war dambeeysey, waxaa laigu sheegay Hollan 1985.

Fadlan qofkii yaqaano ama garanaayo haiga soo xiriir cali@sahafa.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaali

Monday, September 18, 2000 - 09:14 am
Cali salaan marka hore..
Wiilka aad raadineysid iyo familkiisa waaan aqaanaa oo deganaa dukaanka shaale agtiisa... walaalkey ayey saaxiibo ahaayeen oo holand isla joogi jirayn...sida aad sheegtey holand ayaan ku ogaa laakiin wixii akhbaar ah walaalkey ayaan kuu soo waydiinaa...emailkaada ayaan kugu soo diri doonaa...

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Tuesday, September 19, 2000 - 03:51 am
Walaal Qaali!

Fadlan e-mail ii soo dir.

Aad iyo ayaad ugu farxay inaad taqaanid bal aan wada xiriirno.....

markaad e-mail ii soo dirtid ayaan wada xiriiri doonaa

walaalka Cali