We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan baafinayaa dhamaan dhalinyarada qayaada ah meel kasta ay joogaan ba igala soo xiriiri Emailkayga oo ah aadenh@yahoo.com. sidaa iyo nabad gelyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO:Adan war waxaan ku lee"ahay. dhulbahante lahayne.cidna kuma garanayso dhulbanate e. Adeer ama mesha magac qabiil lakaalay, ama carar.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waar waxaan ku idhi malaa waad riyoonaysaaye wax ma baafinaysid, haddii ay run kaa tahay orodoo diyaarada raac oo LAASCAANOOD tag, oo badhtanka magaalada ka dhex qayli , oo waxaad tidhaa "waar yaa dhalinyaradii qaayada arkayeey". Waxaan u malaynayaa inay taasi ku caawin doonto.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAAR REER MIYI YAHOW OROD OO DULQOSLAY TAG IYO DOCMO RIIGEEDIINA GEELA KA WARAABI
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Maxaa loo sheegtay ninka yiri dadkaygii baa baafinayaa, qabiilka waxaa loo soorogay in la isku garto, ma cid buu wax u dhimay haduu yiri dadkaygii ha ila soo xiriireen. Miyaydaan arag waxa Xurdubow iyo Xayow, mise kuwaasi qabiil ma aha. Bal Bucurbacayr maxaa wada!!!! waa aakhiri saman Soomaaliyi qabiil ka tegi maysee, ninka ha ladaayo,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 14, 2000 - 11:48 am waxaan filayaa in aad mariseen ujeedadii meel aan quruxsaneyn,ma reer baadiye miyaa qofkii dadkiisa la xidhiidha waxay ila tahay in aan laga jawaabin wixii xumaato ku jirin,cilmi,ciic iyo bucubacyr waxaan idin leeyahay fiirsashadu ma fiicna aan waxba aydan ka faaideyn.aadan ciddiisa ayuu rabaa in uu kula xidhiidho hawada ee ka yareeya rigidnimada. waad mahadsantahay hagar magaca ayaan kaba helay. waa laascaanood
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 21, 2000 - 02:03 pm Yo BUCURBEYRAC WHO YA THING YA ARE NIGGA ....When ya saying...orod oo aad LAS CANOOD AND QAYLI...Ya thing QAYAD ISI REER BAADIYE...listen up nigga...reeraha kaliye ee dhulbahante ee reer magalka waa taqanaa ...WAXA AY KA DHASHEEN...QAYAD OK...SO WATCH UR MOUTH...BEFORE YA GET BUSTED AIGHT..... YOU KNOW WHO THOSE REERO EEY YIHIIN...KUWII AAD BARIISKA IYO BASTADA KA BARYI JIRTAY MARKA AAD KA TIMAADID.....LAS CANOOD IYO WIXII LA MID.....U NOMAD... DON'T INCLUDE INA DAFLE...CUZ HE WAS A NOMAD WHO MARRIED SIYAD BARE DAUGHTER...AND GOT DA FAME..BUT HE WAS NOTHING BUT A MOTHER FUCKIN NOMAD STRAIGHT OUT OF "LA"
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 21, 2000 - 02:06 pm to ciic Magacaaga bas aa laga fahmaa inaa...badow madax madow aa tahay....besides ya da only nomad...bastard around PROUD TO BE QAYAD
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, June 22, 2000 - 06:30 am No need for fighting guys! Sure Aaden, there are tons of qayads but why do we have to contact you?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, June 22, 2000 - 02:19 pm BAAFIN QOF IGUDHEER WALAALAYAAL WAXAAN RAADINAYAA GABAR LAYIRAAHDO /FARUUN HAASHI KAAHIYE HABAR GIDIR SACAD WALAAL GABADHAAS AYADOO YAR BAA IGU DANBAYSAY 1989 HADAAD GARANAYSID MAGACAYGA WAA CABI HASAN WAXAAN MAQLAY IN AY MNPLS DAGAN TAHAY FADLAN WARKEEDA IDEEQ SIIYA QOFKII II RAADIYA QABRIGIISA AYAAN XUSAYAA AAD AYAAN UJECLAA GABADHAAS XAAFADA BAKAARAHA AA IIGU DAN BAysay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, June 23, 2000 - 08:02 pm walaalow horta waad salaamantahey. waxaan u maleynayaa in ay tahey fartuun xaashi oo ay walaalo ahaayeen foos xaashi oo daganeyed suuqa bakaaraha agagaarka jika sodonka ama ilmo careeys agtooda ana meesha ayaan deganaa markaa hadey tahey waxaa eegu war danbeysay xamar laakiin waxaan kuu heli karaa dad yaqaana markaa bal soo kala cadee hadey taas tahey iyo hadii kale bye waa walaashaa oo isleh caawi
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, July 03, 2000 - 08:58 am War waan kula soo xidhiidhayaaye, horta ma tahay Maxamed Samakaab, haddii kale maxaan hadde isu sheegnaa! Nabadgalyo, Qayaad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, July 04, 2000 - 04:08 pm whatz maxamad sabokab?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, July 04, 2000 - 09:18 pm Waa qayaad...! Nabadgalyo, Qayaad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, July 09, 2000 - 09:17 pm whatever'!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 30, 2000 - 05:17 am WAAR ANIGU WAXAAN IDIN WAY DINAYAA QAYAD MA TAHAY SHIRSHORE HABARWAA MISE MA AHA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, October 07, 2000 - 02:06 am HADDAAD DOONAYSO IN AAD HESHO WARKA QOF DHULBAHANTE AH WEYDII COMM.JOINTKA DHULBAHANTE EE NORTH AMERICA...ONLY AMERICA PLEASE HUSSWELLI@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 02:33 am WHAZZZZZZZZZ UPP ALL MIYAAD DHULBAHANTE KALA JECESHAHAY MAXAAD U ODHAN WAY DAY YAA AR KAY DHULBAHANTE IN TAAD LEEADHAY YAA ARKAY QAYAAD
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 12:50 am asalamu calaykum. dhamaan dadku waa dhulbahante yaan lakala saarin oo halaysku duubnaado sida aya quruxbadane .. waa garadkii
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 09:13 pm waan idin salaamay dhamaan waana arkaa arintu sida ay u socoto oo qayaad ayaa is raadinaysa. balse xaqiidii waxaan raadinayaa anigu Nin saxiibkay ahaa oo aan mudo is maqlin ama is aragba oo runtii aad iigu wayn in aan warkiisa maqlo ABDI RAHAMAAN MOHAMED H.ISMA'IL oo ahaa wiil uu dhalay ragii iska lahaa Warshadii ALLAMAGAN oo ay iigu wardanbaysay in uu joogo nourth america hadii aad garaynayso meesha uu joogo fadlan ila soo xiriir e-mailkan dalmar12@hotmail.com ama yusufdawi@aol.com magacayguna waa c/casiis yusuf (waran} fiqi
|