Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan raadinaayaa ilmo maxamed jeelle, mareexaaan ah. sucdi jeelle, maandeeq jeelle ,miski jeelle iyo ayaan jeelle, waxaa la iigu sheegay usa iyo canada inay kala joogaan,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saaxiib

Unrecorded Date
waxaan raadinaayaa reer maxamed jeelle, oo mareexaan ah daganaa hospitaal madiina aktiisa fadlan qofkii warkooda haayo ila soo socad siiya

mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sade

Unrecorded Date
Hi There,

I went to school with Sucdi Jeele. She's in Canada while rest her sisters are in Seattle. My sister knows them, so let me how you could be contacted by email or by phone..

Sade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Miski Maxamad Jeelle oo Mareexaan ah waxeey joogtay Kolkii iigu war iyo wacaal dambeysay Waddanka USA,,,Gobolka Washington Magaaladiisa Seattle ,,,,oo aan welli u maleynato inay joogto magaaladaasi Seattle,,,,,,,,


bye
walaalkaa
Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Unrecorded Date
HI, THERE QOFKA SUCDI JEELLE RAADINAAYOOW, SHE LIVE IN CANADA..IF U WISH TO CONTACT HER, HERE IS HER E_MAIL, S_JEELLE@YAHOO.COM.

TAKE CARE.
BYE, AYAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ayaan reer baadiye dadka emailkooda lama bixiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Hebel Adiga meel walbo ma iska dhex boodaysaa walaalkiis Qoftaan meeshey rabto ay Emailkeeda ku qoraneysaa ee adiga ma wakiil baad qof iyo emailkiisa u kala noqonaysaa!!!!!!Kabax wadaaygiis boos makaaga banaano gabarta iyo Emailkeeda dhaxdooda,,,,,,,,,,


Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Unrecorded Date
THANK U VERY MUCH NEEFOOWKANIINI, ABOOWEHIIS.
HEBEL XAYAWAAN, SEERI GII AH, BESIDE, REER BAADIYE CAAY MAA U MALAYSAY, QANDHO CALOOL WAYNE,

BYE, AYAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maya abaa.......sucdi hadaa taqaanid usheeg in la raadinayo laakiin emial-keeda banaanka ha dhigin no.
.
.
.
hadii reer baadiye ka xanaaqdi nin iga weyna isoo wadati oo baarqab eh (neefoowsiboosto) waa kaa genbisanaa hada ee raali ahoow.
.
.
.
hada warkeey ma ku gaari qaablaay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Unrecorded Date
LOOOOOOOLOL, HEBAL ANIGA REER BAADIYE MAKA XANAAQIN, LAAKIIN WAXAAN KUU SHEEGAY, CAAY MA AHAN. REER BAADIYE WAXAA LA DHAHAA DADKA BAADIYO DAGO, REER MAGAAL CAMAL WAAYE NOOH, LAKIIN, ADIGA WAX HUBSO MARKA HORE,ANIGA YAAN AHAY

WARKEEY MAKU GALAY (LACBEESHYAHOOW).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Hebeloow ma is tiri waa hirgaleen


Lacbeesh
Laataacaleesh
Labuk nac nac
Leenta leentayaaw
Canatara Baqash

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
si fiican aas ii gali lugo wiiro-wiiro waaxid,
mar danbe ha iigu celin keenana inaas ku gali weli maka jawaabin shiroobo hargab waaxid.
.
.
.
.
neefoowkaniini adi waxaan waa ka heshaa mooho cajiinlahaa tahay cune?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal Miski max'ed Jeele waan garanayaa oo ciyaal madiino ayaan isla ahany. haddana waxaan isla Joognaa Seattle,Wa. Ee haddii aad u baahan Ii soo sheeg si aan kuula soo xiriiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayan

Unrecorded Date
loooooooooooooooooooooooooooooolol, hebeloow lugaheey wiiro wiiro, sax waaye, laakiin adigana intee ka wiiro wiiro tahay, runta iska sheeg, aniga warkaa waa igali ma'ahinee waaa iga dhex baxay,hebelooow madax kumi, soo soco hee..

gambar gaabanaa kuugu fadhiyaaa, (laamoloosh yaaw)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sade

Unrecorded Date
Wow,

I guess you guys showed your true colors. Please help this guy and if you can't then don't say anything.

Sade from Caambo Amxaaro..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ani maa ganbar iigu fariisanee? yaah ani maa ganbar iigu fariisanee?
hadiin ganbarkaa lug ka jebin adna lugaha oo ceengari eh intaan kaa qabto fargan camal ku gamin hebel ha iigu yeerin.
.
.
.
matiiko dheereey hadiin ku qabto hadiin kaa shaqeenin wir lee meel aa joogto iisheeg liimo liimo dheh yaa kuu sheegaa meeshaan wiiro wiiro ka ahay hee?
.
.
.
booc booc waaxid.
.
.
.
kaambo amxaaro bax adna jikada gal caarkaaga waxaa ku sameeye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Unrecorded Date
LOL AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAH, HEBEL, ANI MAA LUG I QABAHEE..ILKO BARIIS YAAW...MINII IMAADID MEEHAAN JOOGO, HEHEEEEY..!!!"GOOBILOOOW" AAN KUGU RIDAA WALAAHI,,"GOOBILOOW " MA KASEE HORTA???..

..(SUUXNAAX) YAAW.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Meeha waaba lagu dhan yahay ma is dhehdeen Goobiloowna ay yeerti,,,Sade na aas imaadi i mootibo iniin unukana meeha isku qarxinno ayba rawaane,,,,,,mayeey mugoow anni

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hada saaxiib maa rabtaa mise col yareey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Waraa Ayaan,,Fiiri abaay ma is taqaaniin wiil la yiraaho Careys ----Geel,,iyo Ayan---Geel,


Welli waxaan u maleynayaa in Careyska uu joogo Pheonix,,Arizona....


Hewel hooy waryaa Labkhashaal lee amaad waddaana adiina Labuk nac nac yaaw oo Col ii Caraawana kaseenin.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Unrecorded Date
Hi, neefoow kaniini, walaalkiis, waz up,,aboowe haa waan garanaayaa ilmo ....geel, oo dhan..
bye, AYAN,
.
.
.
To, hebel...
hebeloow, dhiigooow, unukoo,,saaxiib u jeedno col maxaa keeni neh, walaalkiis,,,bas waaye foorjada waa kaa dhafaa yaahee..adigana, take it easy..okey!! "qayr insha allaah"
bye, saxiibtaa, AYAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
Fiiyaxna!!!!!!!!!Ayaaneey Isku xaafa aan eheene

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,OOOOooooooPS,,,Fiitax aan rabi iniin dhaho,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugas Sade

Unrecorded Date
What about:

Qaman....geel.
Idil.....geel.
Xuseen....geel.
Caways....geel.
mahad....geel.
Abdiqani...geel.
Ahmed...geel.


I can go on and on. I am Ugas Sade Ugas Darood. Got any questions please direct all of your questions to my address:

1) 100 Diini bvld bldg #1
Cabudwaq,Somalia

2) 1700 S. Sade street
Gabarhareey,Somalia.

Bye.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Unrecorded Date
Ugaas sade,,warka cadee..r u sade,1,2,3,4,5,6,7,8,9,10...ii sheeg kee tahay,, iyaaa, ugaaska shimee c/waaq iyo garbahaareeey street loo yeeli neh,,c/waaqna, caro garuud leeba lagu ogaaaye, garbahaareeyna karakeeshin ma eheenooo,,,,sug bo adi,,sade ••••••• ugaasyo badan as yeeshiyeee,,keee tahay adi. is sheeg bo,

bye, AYAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Unrecorded Date
Hi, there

Neefoowkaniini, fiitax maa tahay, mise isku xaafad ayaad ahaydeen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,,isku xaafa noooooooooooh,,Ayaaaneeey!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baaba-xaaji

Unrecorded Date
waraa ani waba ka yaabay qolkaan!! maxaa waaye, intii deel-baac aheed oo dhan aa iskugu timid mar xigta, meeshaan gedo & c/waaq aas ka dhigteen~! yaah sheekh c/qadirow!!!!!!! gebertaan ayaan la baxday, laan-dheerta maxaas ugu ciyaaree luuqad aas udhalan horta? laamooti-yahey, uf marka hore shaqfasha soo xiir, ka bacdeen hadal!
.
.
.
to> hebel,

sxb ha iceebeenin, ! haddii la hadashid is-taag ka kaadisooydaan ayaan la baxday, sharaf lee naga dhacee maahee..waxba ma ka dheefeenoo! waxaaba iyada ka daran yaanyowga neefoowkaniini la baxay!

To.>ugaas sade>> mareexaan reer siyaad -diini lee mahoo, soomaali wayn hadaan nahay kuawaas lee naqaanaa! adi nin wax yaqaan iska dhigee!! soo daa waxaad hayso?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,HEE adiina BaaXaaji hoooooy laangaraale ahaaneey aa u soo baarantii bacdigeedna garaal garaal aa sadaha ka soo camirahee miina adiina laataacaleeshyaaw,,,,,,Hooy anaa wax kuu sheewaaaye ee labkhashaalka dhaaf lakhamayaaw oo lakariga ah,,,Lamma rooti koobkoo shaah ma kasaaso mey kiin jeeyi,,,Sade ii tanade ii Ciise maxaa ka kasee waaye ee day haddii kaseesidna iska soo baaran afkaa sharooto ii koolo ma ku dhagannee Laangaraalla yaaw sii kii dhehi ahaan Bakha jin baraar lee liis dheeryaay,,,Hooy anni war waa kuu dhammeyiye Kablalaxoow ii Akhyaarta iigu salaan Lacbeeshyaaw ,,,Kuumade ii walaalkiis aaw koomboow usna reerka u dhaaf Wacdalakhawayaaw,, Aaw hartiyoowna us aaba atoore mininka nooga eh maahinoo hee war us oon lagu noogin iyaaaaaaaaaaaaaah ,,,,,Sarbi Ontor ii Daluug looga faramaceesto aas ku fiicanyaay kaneey Labuk nacnacaan,,iyaaah soo baaramoow a ii bilaawin a lagu booleestee sii dad oon ogaay ahaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waabiye

Unrecorded Date
waraa baaba xaaji gaaga ma naqanee kala bax cayda, qolka,,xayawaan..bal waxaad ku hadleeysid arag nin wayn buu ilaah ka dhigey danbiile yahoow,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Unrecorded Date
To, baba xaaji,

saaxiiboow maxaa ii caynee, oo aan ku galabsadey.nimankii ma aadan caynin anigoo naag ah bal fiiri waxaad igu sheegtey, adiga bal is waydii sababta aan kaaga galabsadey, caaydaas foosha xun?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAABA-XAAJI

Thursday, June 15, 2000 - 03:09 am
TO>> AYAAN,

MARKIIS WAX LAGUU SHEEGO AAS WAX GARATAA!! WAXAA KA XUMAHAY WALAASHIIS! LAAKIN DHERIGA MAXAA KULEELKA KA KEENO? LUUQADAAN AAS UDHALAN OO HADANA AAD KU CAYAARAYSID OO JEES-JEESKA CAMALEETI KAA AH, AAS KA XANAAQAY!!!! HANA LAYAABIN QOF KU GARDAREESTA ADIGOO WAXBA UDHIMIN, MAXAA YEELAY XASAN ADAN SAMATAR WAXAAS YIRI;

MAALMAHA ADUUNYADU
WAA KUWAA IS-HAYSTOO
AAN KALA HARAYNINEE
HAMIGU IYO FARAXU
MIDBA WAA HALKIISEE!!

ANIGANA WAXAAS ADIGA KU LEEYAHAY;

ANIGOO WAALANOO
MIYIRBA QABIN
KU HAYBSAN WAXAA TAHAY
HAF INTAAN SOO IRI
AF-LAGAADO IYO CAAY
HADAL AAN HABOONAYN
HOOG IYO BA' MAKUGU DHIGAY!
INTAAD YADHA AAMUSTAY
ADIGOO IJAA'IFAYN
HADAL XUN DIBNAHAAGA KA YEEDHIN
ERAYO MACAAN IYO
HADAL WACAN OO WAYN
HOGOSHA MA IIGELISAY!
WAXBA YAYSAN BAROORTA HADALKIYO
DEEL-QAAFKU ILA TEGINEE
HABOONEY AYAANEY
BOQORTII HAWEENTAAY
CEEBOOBAYE MAAD ICAFIN??????????????????


TO>> WAABIYE

MARABO INAAN KU CAAYO, LAAKIIN WAXAAS KU LEEYAHAY
HA IGU NOQONIN SIDII LABADII REER-WAQOOYIGA AHAA
OO QAALIGA UTAGEY UYAGOO DACWO AH, KANA DACWOONAAYAAN NINKAAN AA NABIGA CAAYAY IYO MAYA IASAGA AAS NABIGA CAAYAY, KA BACDEEN QAALIGII AASBA KA DARAY OO INTUU KALA CELINAAYEY NABIGIIBA CAAYAY! WAA IFAHATAY AAN UMALAYNAA! CAQLI MUKULAAL YAHOW!!!!


TO ALL OF YOU,

ANIGA GEDO AAN MACALIN KA AHAA HADA KA HOROW, WAXAANA LA YAABAY NAAG LOOGU MAGACAABAAYO CABDIYO??? YAAQOW MA IGA JAAHIL BIXIN KARTAAN MACNAHAAS?????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, June 15, 2000 - 04:42 am
,,,,,Doqon!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, June 16, 2000 - 04:25 am
neefoowkaniini = neefka daaqa hadhka cad!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

{^,,,^}

Friday, June 16, 2000 - 01:28 pm
To, baba xaji..
alla maxaa doqonimo kugu habsatey,,ninyahoow waxaad qortey xataa gadaal uma aqrineeysid,,xasan aadanoow xaal qaado..waa inan u tagaa saaxiibkeey xasan aadan oo aan xaal siiyaa,,becuz..baaba xaaji oo kale aaba afkiisa balaq ku siinaayee,,waryaahee ka jawab su'aasha ay inantu ku waydiisay,,waa runooo,,bal inan aadan garaneyn baad ku tilmaameysaa, wax ale xaaraantimeeyey..waryaahee orodoo meherad yeelo,,qandho afkiisa aad moodo kab safari ah oo fooda ka dhamaatey..
i'm out..
need to say more,,don't hesitate, just blow it budy,.
peace..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Friday, June 16, 2000 - 01:43 pm
hey,,baaba xaaji,LOL, waan ku cafiyey,,no worry
.
.
.
neefoowkaniini
intee ka dhacdey saaxiib, warkaa hala helo, ok
;
;
;
hebel,
hebel quruxloow , ku aawey,,bc aan u soo socdaa..this sumer ma i soo dhaweeyneeysidoo,,LOL..
bye,, guys

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, June 16, 2000 - 09:18 pm
Ani British Columbia ma joogi hee, see soo dhaweynta u suurto galee war aa jiree?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAABA-XAAJI

Monday, June 19, 2000 - 04:36 am
TO AYAN >>

THANX WALAASHIIS!

TO ^,,,^

NINKA LA BAXAY MAGACAAN AAN LA AQOON WAXAAS UHADAL EG-TAHAY DABLE XEREDA XALANE JOOGI JIREY, DHAFAAG-DHAFAAG YAHOW!!!!!!!!! ADI SADEXEEYE, YAAS KU YIRI MEEL AAN BOOS KAAGA BANAANAYN SOO DHEXGAL????? DHUUSO CAMAL WAA ISKU SOO CARIIRINEE MEEL AAN KU DEEQIN HAYE,??? WAA LAGU YAQAAN ADI CAMAL, DADKII DAGAALADA KA FAAÍIDAYSTAY OO QURBO AAS WELIGAA HAWAYSAN LAHEEN AAS ADEER KU KEENAY HAYE?? MAKUGU DAYSANAAYO WAX WALBA AAD SOO QORTID!!KULI FIDNI CINDII DAGAALKA-SOKEEYE! MAXAAS YEELAY, ANI IYO ADI MA WADA SHEEKAYSANEEN!!! ADINA GEELAAGA ANIGANA XAMAR-CADEEY IYO QURBO! XAGGEE ISKU ARKI LAHEEN!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHIIQO

Monday, June 19, 2000 - 10:12 pm
TO. BAABA-XAAJI;

WAR NINYAHOW NIN CAJIIB AH AYAA TAHAY!!! WAXAA LA YAABAY SIDA AAD HALKAN USHIDAYSID, WALEE LA'AANTAA WAA ABAAR!!!!! QOLKUNA LAÁANTAA XIISO MA YEESHEEN!!!!!!!!WAXAANSE KU WAYDIINAYAA>> MIRAHAN AAD AYAAN KU MASLAXAYSID MA ADIGAA TIRIYEY, MISE WAA COPY???????? THANX BOOWE BAABA-XAAJI!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayanjelle

Thursday, July 06, 2000 - 11:51 pm
hi every one i'm one of jeelle's family so if you wan't contect to them live some thing I can reach you or where I can found you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jeeliina

Thursday, July 06, 2000 - 11:55 pm
walaalayal hadii aad radinaysan ilmo jeelle aniga ka mid ah ee soo shag mel lagaa helo
waad mahad santahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaalkaa

Wednesday, July 12, 2000 - 03:01 pm
ayaan cadeey,,see tahay abaayadiis,,adigoo yar aa igu kaaa dandeeysaye,,ma waynaatey,,lol..abaayo waxaaan helay sucdi e-mailkeeda already thanx aniga waaye qofka idin raadinaayo,,sucdi waydii,,qofka aan ahay..ok..adiga iyo sucdiba idinkoo yar yar oo dugsi dhiganaayo aa iigu kiin danbeeysay,,so..abaayo,ask sudi who i'm..ok take care hon,

bye,,walaalkaa