Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan baafinayaa Dhamaan dhalinyaradii Nr: 4
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed

Unrecorded Date
A-calaykum all,

halkan waxaan ka baafinayaa qofkasta oo xaafada Nr:4 deknaan jiray, siiba xaga airportka xigtay dhinaca warshadiiy OMO. hadaat kamid tahay ama qof ka taqaan fadlan ila soo xidhiidh.

Maxamed Xassan
Mahadsanid,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Unrecorded Date
waad salamntahay maxamed waxaan deganaan jiray eeraboorka agtiisa guryaha kaluunka saaxiib in aan ku garto ayaa laga yaabaa ee isu kaysheeg
sidaas iyo nabadgelyo.

mohamed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed

Unrecorded Date
to mohamed,

waan ka qaaday salaanta sxb, aniga magaceyga waa Maxamed Xassan Xaaji Maxamuud(garwayne), oo waxaa degnaan jiray guryaha doolada hoose ee wadada nr:4 ee airportka qabata. guryaha kaluunka waan iman jiray, ee aan ku garte isu kaysheeg sxb.

A-calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Unrecorded Date
To Mohamed (garweeyne)

Walaalkiis waad kumahadsantahay warqadaad iiga soo jawaabtay, run ahaantii maaanan garan xaafada aad ii sheegtay, waxaan rajeeynayaa sheekadeena inteeda kale inaan ku dhamaysano by email, aniga keeygu waa sidan:

mohamedad@yahoo.com

Walaalkiis adna kaaga iisoo sheeg saan uwada xiriirno, waxaaba laga yaabaa inaan is naqaanee.

Wasalaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed

Unrecorded Date
to mohamed,

sxb emailkeygu waa qarwaax@hotmail.com. Niyo hadaat aniga ii garan wayday, aabahay waxaa la yidhahdaa Xassan Garweyne, Hooyadayna waxaa la yidhahdaa Amina Maxamed. 4 guri oo cad cadaa oo marka nr:4 laga yimaado ee airportka loo socdo wadaa soo sarnaan jiray ma xasuusataa. inta aan garage xaaji dool la gaarin.

waxaan dhigan jiray xaawo taako sanadkii1986 ilaa iyo 1989kii.asxaabtaydiina waxaa ka mid ahaa, Caadil Abuukar, Master, Ujeedi, Maxamuud Cabdi, Guuled, Nasteex.

adna i sii jilci aan ku gartee.

sidaa wada xiriir wanagsan sxb.

A-Calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed

Unrecorded Date
to mohamed,

sxb emailkeygu waa qarwaax@hotmail.com. Niyo hadaat aniga ii garan wayday, aabahay waxaa la yidhahdaa Xassan Garweyne, Hooyadayna waxaa la yidhahdaa Amina Maxamed. 4 guri oo cad cadaa oo marka nr:4 laga yimaado ee airportka loo socdo wadada soo sarnaan jiray ma xasuusataa. inta aan garage xaaji dool la gaarin.