Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Any one who is from BOSASO please contact me ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

said

Unrecorded Date
any one from Bosaso please contact me
my name is Said

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
aniga ayaa ah reer bosaaso, adigu kumaad aheyd siciid ayo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciid

Unrecorded Date
waxa lay dhahaa saciid cartan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bari bari

Unrecorded Date
war hadaad tihiir dad reerbari ah waxaan raadinaa-
yaa nin layiraahdo maxamed gaab oo mar kii iigu-
danbaysay la iigu sheegay london ha dii aad taqaan fadla iigu dhaaf fariin here,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hashim

Thursday, August 17, 2000 - 04:07 pm
War aniga ayaa ah reer bosaso magacaygu waa Hashim oo ka shaqeyn jiray hotel gaceyte

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWEEYA

Tuesday, December 26, 2000 - 01:05 am
waar reer bosaso
annagaa ahe waa kuma

cawil sALAX MAGARANAYSAAN MAGAALO AYAAN WADO DEGGANAHAY AMNIGANA WAXAA LA I YIRAAHDAA
HAWEEYA YUSUF...
BAL AAN WADA HADALLO