Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaa radinayaa ardaydii dhigac jirtay Dugsiga h/dhere ee Dhagax tuur ama daganaa xafada hodan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
please post your messeges here I looking forword meet some of my old friends back home

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bilan cadey

Unrecorded Date
Salaamun caleykum waraxma tulaah:

Walaal waxaan ahay ardeydii dhigan jirtey dugsiga hoose dhexe ee dhagax tuur,hadana deganeyd xaafada hodan;marka walaal waxaa iga su'aal ah maadaama aad wax baafineysid maxaad isu sheegi weyday? hadana ardeyda aad raadineysid sanad dugsiyeedkee ayey ahaayeen? xaafada hodana xagee ayaad ka deganeydeen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasir

Unrecorded Date
Hello Bilan Cadeey..&..Anonymous..

Waxaan ka mid ahaa ardaydii dhigan jirtay H/Dhexe Dhagaxtuur 83-86 magaca iskoolka la iiga yaqaaney wuxuu ahaa Barkhad.....ardayda aan isku galaaska ahayn waxaa ka mid ahaa..Yuusuf Madaxeey,walaashiis Seynab,C/casiis madobe,Suhuur,
Ayaan,Sahro,Mahad ilka boqol,Awees macalin Nuur,iyo kuwa kale oo badan.....Macalimiinta waxaa ka mid ahaa....Cabdi yare,Axmed caato,Batuulo,Diritoorkii lugta ka jabi jiray...
Dadkaas aan kor ku soo sheegay hadaa taqaaniin fadlan ila soo socodsii>>>>>> emailkeyga waa......
naaaasir@aol.com Thanx.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Unrecorded Date
salaamun caleykum
waxaan ka mid ahaa ardyddi dhigan jirtay dugsiga h/dhere dhagaxtuur 85-90 class (B) magacega waxaa la yirahdaa ayaan waxaana daganaan jiray xafada waabari ardaydii aan isku galask ahayeen waxaa ka mid ah bashir dhere, maxamed, farxaan, ifrax,yurub,bashir yare,dahraan. waxaan xasuustaa ditoor siciid anteelo macalin khalid, fadumo macalimada sayniska.

if you know me or any of this people please post your message here thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, August 06, 2000 - 04:10 am
waxaan ahay ardaydii dugsiga hoose dhexe ee dhagaxtuur waxaana kamidahaa yuusuf,saynab,sahroxirsi ayaan samsam cabaas mahamed macalimiinteenii waxaa kamid ah axmed oo ahaa macalinka xisaabta iyo cabdiyare waxaad igala soo xiriirtaan emailkayga oo ah

msahra@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hashim

Thursday, August 17, 2000 - 04:39 pm
Assalaamu Calaykum Waxaan kamid ahaa ardeydii dhigan jirtay dugsiga hoose dhexe ee Dhagax-Tuur galaaskeygu wuxuu ahaa (8 J)
Ardada aan isku galaaska aheyn na waxaa kamid ahaa Liibaan lug Mooto,Aamino Foos,Faxriyo Cismaan,Shaadhi,Mahad Wehliye,Ayaan Jacfar,Ayaan Ceynab Leyla Cisman iyo C/kariim.
Fadlan iigala soo xirrira blackboy10@hotmail.com


Haashim Xeseen Cumar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 20, 2000 - 05:15 pm
waxaan dhiganjiray dugsiga dhagaxtuur 1975.
waxaan raadinayaa hadaad taqanaan" Xasan Saalax,
Maxamed Xuseen, Wanaag Maxamed Gacal, Naadiya Cali
Cilmi, Cabdi Sardheeye, Bashiir Beenlow and so on.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Monday, December 11, 2000 - 12:43 am
walalayaal magaceyga wa ayaan cadey waxana dhigan jiray iskolka dhagaxtuur sanadkii 1988 waxan aha 8j.

mana aad u xususto ardeydii ila dhigan jirtay lakin waxan ka xusustaa sacdiyo,sucad,maryan,ubax,muniro.

waxana ni leyahay sidaas iyo wada xirir danbe.
waxad iga soo xiriri kartaa email af7876@ehs.dk