Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Reer Jigjigoow dhan ayaan baafinayaa.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jigjigawi

Unrecorded Date
war idin mee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabale03

Unrecorded Date
Waa nakanee adigu kumeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jigjigawi

Unrecorded Date
Qabale03.

sxb waykan annee asxaabtii reer jigjigaad doondoonayey ee xagaad ka dhacdeen?

xageed joogtaa bro?iyo bal magacaaga iisoo sheeg inaynu is garanaa laga yaabaaye hadii kale oonad meeshan ku soo sheegi karina e-mailkan iigu soo sheeg adoo raaliya.

koob5@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jigjigawi

Unrecorded Date
ASALAMU CALAYKUM YAA REER JIGJIGA!!!

Marka hore walaladayda qaliga ahow waad salamantihiin dhamantiin. Salantasoo ka soo goday qalbi jigjiga jano jira. Marka xigta walalayaal hadii aad tihiin real jigjigan people fadlan ila soo xirira sidii ugu dhakhso badan idinkoo mahadsan. Waxanan idiin shegayaa hadii aad rabtaan in lay idinla soo xiriro fadlan waa codsi labad ee emailkina dhafa. waxaan ku rajo waynahay in qof wax ka garanaya reer jigjiga ila soo xiriridon haduu Eebe idmo. ISHA ALLAH. Asalamu calaykum.

JJ

Unrecorded Date
ASALAMU CALAYKUM YAA SHABAB OF JIGJIGA!!

Walalayaal dhamantiin waad salamantihiin. Anigoo xagan mar labad ku soo noqday runtii waxaan aad uga xumahay sida dhibta yar ee aad uga gosateen bogan fadlan sidan wax ka badala.kasi wuxuu ahaa jigjigawi oo walaladisa qaliga ah akhbar ugu dhafayay.Waxanad igala soo xirir kartaan emailkayga kasoo aan hoos idinku dhafi dona .Asalamu calaykum.

jigjigawi@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi hassan

Unrecorded Date
Jigjigaawi adiga magacaa.Anigu reer Jigjiga ayaan ahay magacaygana waxaa la dhahaa Cabdi Bashe "Aw masa'ib xaafadayada sheekh shariif ama dasoolay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jigjigawi

Unrecorded Date
ASALAMU CALAYKUM ABDI HASSAN!!

Marka hore walaal barasho wanaagsan. marka labaad aad ayaad ugu mahadsantahay akhbartada waxayna ahayd mid aan rajaynayay. Walaal aniga qudhadaydu waxaan ahay wiil reer jigjiga ah oo tafirtisa lagaranayo oo kamid ah ubaxa dhalinyarada ee manta u kacday "JIGJIGA JANNO" Abdi runtii aad ayaan u jecelahay in aan la kulmo qof reer jigjiga ah aad ayanan u rajaynayaa in aan wada xirirno haduu Ilahay yidhahdo. Balse walal iga la soo xirir emailkayga kor ku xusan. Waxaan aad u jecelahay in aan mar kuwada shekaysano telefonka if u don't mind. Abdi walaal intee ayaad kaga noshahay caradan? Walaal hadii aan wax yar kaga shego wadanimadayda. waxaan dagananjirnay xafada 04 qabale and I was one of the student in MASAGAJA SCHOOL IN 1994. Abdi mar labbad Barasho wacan,waxanan kaa rajaynayaa in aad ila soo xirirto haduu Eebe idmo INSHA ALLAH! sidaa iyo akhbar xiso leh.