Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): AAWAY ARDAYDII FIRIN PRIVATE SCHOOL EE MADIINO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m,canjeex

Unrecorded Date
Waxaan halkaan kabaafinayaa dhamaan asxaabtii dhigan jirtay firin private school ee ku yaalay siliga ameericanka ee madiino hadaba cidii garanay sa cid dhigan jirtay schoolkaa fadlan igala soo xiriir somalinetka qaybtan baafinta.

magacaygu waa maxamed canjeex ciyaal madiino (jubba)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, June 25, 2000 - 03:36 pm
war canjeex ninkaan kuslaamaya wuxuu dhigan jiray firin privet school waxaana agdaganaa school waxaa noo dhexeesay hal jid kaliya waxaan la iyiraadaa abuukar hadii aad xasuusatid ila soo xariir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canjeex

Wednesday, June 28, 2000 - 06:54 am
to abukar
waa ku salaamay salaan kadib adiga abuukar malaay miyaa tahy mise ku kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 31, 2000 - 11:37 am
Waan idin salaamay Abukar iyo Canjeexba. Aniga waxaan ahay gabar dhigan jirtay firin. Waxaan u malaynaa Canjeex inaan isku fasal ahayn. But Abukar saas uma xasuusto. Hadaa is discribe garaysaan inaan si fiican idiin garto aa laga yaabaa. Fartii isku dardarka wali ma xasuusatiin. Intee walaalayaal aduunyada ka joogtiin. Aniga waxaan joogaa North America. Macalin Firin xisaab uu ii dhigi jiray. Macalin Xuseen carab science uu ii dhigi jiray. War maka haysiin. Aad aan uga xumahay macalimiintii kale waan ilaaway. But idinkaa i soo xasuusinaaya. I hope inaad wali wax baratiin. So, soon Firin kalaa furaynaa haduu ilaahay yiraahdo. Walaalayaal ila soo xiriira BYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.CANJEEX

Saturday, August 12, 2000 - 01:39 am
to anonymous gabadha isku magacawday walaal adigoo iga raali ah magacaaga isoo sheeg laga yaabo inaan ku xusuusto
bye