Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): A. Baafin nin da'uud ah (xayeesi maxamuud)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hILOWLE GAAB

Unrecorded Date
waryaa arkay ninkaan da'uudka ah oo markii igu wardambeysay joogay wadanka Sa'udi arabia oo magaciisa la yiraahdo XAYEESI MAXAMUUD xaaskiis la yiraahdo NADIIFO OO MURUSADE AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal waa ku salaamay in kastoo aa magacaaga diiday inaa sheegto, waxaan kuu sheegaa ninka aa raadiheyso inow joogo wadankaan Holand ah.
Marka waxaan kuu rajeyhaa inaa hesho.