We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan Baafina Zainab Mahmoud Dharaar oo deganayd Xamar - Xaafadda Waaberi. Waa Shukri from Milano.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,Zainab Maxamuud Dharaar oo ah Majeerteen oo ka ah Cali saleeban oo ka ah Cumar Cali oo Dagganayd Xamar Ja jab oo Ka Daganayd Qandalla yar waa la guu yaqaan se adigu waaberi baa tiri walaal oo reer waabari iyadu maahayn,,,,,,reeb e-mail
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date a salaamu calaykum, Caro (NeefoowKaniini), waad mahadsantahy, gabadha aan bafinaayo waa Zainabta aad ii soo sheegtay, lakinse, sida aad igu tilmaantay uma oqoonin, waxaa keliya naga dhexaysay walaalti nimmo iyo somaali nimmo. waxaan jaclahay in aan helo cinwaankeeda iyo E-Mailkeeda. E-Mailkayga waa : Sayid66@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,,Labada magac beysu key qaban kari waayay,, Sayid iyo Shukri midna Lab yahay kuna yahay Dhedig,,, Wagareey ka waasacan,, Bal Sayidoow waan kuu soo dirahayaa E-mailka,,,,waa hadduu Eebbe yiraahee!!!!!!Dharaar iyo Dhagiig kii aad doonto,,,,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salaamu calaykum, aad baad u mahadsantahay, marka hore waxaan ahay nin odey ah, oo kor u dhaafay da'diisa 40, xaas iyo 5 caruur baa ii joogta, waxaa bartay Zainab sannadka marku aha between (1967-68), waxaa kale ku raacina si aad igu ogaatid in aan aad isku ficneen Walaasheeda "AMINA Goomay", waxaan filaa adiga lagu dhalin waqtigaas. wax keliya aan rabo in aan is soo xusuusiiyo, haday dhib ay kugu tahay aad is leedahay yaan laga af duubin Zainab, waxaa ku sheega in aanan haysan qorri (AK) ama is-baaro ii oolin. Wa calaykum salaam wa raxmatu laahi wa baraakaato.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date a salaamu calaykum, wadaayo Neefoow, fadlan, mar labaad waxaa kaa codsanaa in aad i siisid Zainab Cinwaankeeda, hadi ay leedahay, telephone. koleeba lacag ma weediyeen, laakinse waxaa iska jeclahay inan mar aan la hado. Hadi ay tahay Zainabta aan sheegayo, waxay deganeed, gurri jidka saaran, kana soo hor jeedo Buula Elaay, buundaddan laba talaabo u jirto, dhinaca Xamar Jaa Jab. waxaan ku yiil gurigooda hortiisa Farmacia (waa 1968). hadi aad rabtid in aad si fiican ii hubsatid, you know this page is public, wax kasto lagu soo sheegi karo. please E-mail me, you will know me better.
|