We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan radinayaa dhamaan dhalinyaradii degeneed baar ubax.qasatana kuwii isku iman jiray dukanka abdulahi dhuujiye.ma nooshihiin saxibayal waa saaxiibkiina.waxa la dhahaa abdi... abdi232@hotmail.com igala soo xiriiraa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salaamu calaykum abdi waxaan ahay kuwii fariisan jiray c/laahi dhuujiy waan ka soo horjeeday ahmed dheere
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ahmed/ Salaan hoohee bar-baarta dukaanka Dhuujiye. Ahmed Dheere wala kasay....Gurigina kebis malaha? Gurigiina & Dukaanka Dugsi ma u dhexeyninoo? Farahaaga keen duqa......E-mail soo xariiq war adiga haayo.....Magaceyga C/rashid(shig-shigaaye). Meel ku sheeg dhalinyaradii xaafada? E-mail keyga waa naaaasir@aol.com Shig-shigaaye........warsan & salaama
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 02, 2000 - 04:14 am hey, waa lais arkay AHMED, dhuujiye dukaankiisa waa layaqaan. i remember, madfac ayaa ku dhacay dukaankaas. dad fadhin jiray ayaa ku dhintay. dugsiga guryihii ka soo hor jeeday, waa laguu wada yaqaanaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 04, 2000 - 03:34 am n2o magaca adiga xagee ka degeneed dhuujiyaa aniga waan ag degenaaa.aqyarta kale is cadeeyaa waa muuday oo idin leh aan iska war heyno.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 30, 2000 - 05:14 pm Hassan Riwaaya Axmed dheere(LUGOOYO)ila soo xiriir hadaad heshid fariin tayda adiga iyo shigshigaaye warkiina ha la hello . Hadaad ila soo xiriirtaan anaa haayo ciyaal muran jaay warkooda iyo cabdulaaha dhuujiye meeshuu ku dambeeyay igala soo xiriir homohamed'yahoo.com
|