Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): ANYONE FROM CEELBOOCLE/ CEEL QANDAC BILAAJO?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceelboocle

Unrecorded Date
ciyaal ceelboocle/ceel qandac yaa dhintay yaa nool ma la isasoo raadinaayo miyaa maxaa idinku dhacay reer bilaajo isticmaala netka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isku 4

Unrecorded Date
maxaa lagu soo raadshaa magacba la lahide
saaxiib adigu magacaa, ha lagu soo raadshee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isku 4

Unrecorded Date
maxaa lagu soo raadshaa magacba ma lahide
saaxiib sheeg magacaga, ha lagu soo raadshee.
hadii kale cid ku tabeysaa ma jirto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceelboocle

Unrecorded Date
To isku 4,
walaal cid aan ka baqaayo ma jirto bilaajana soona ceel boocle xunduntayda ayaa ku duugan waxaana nala yiraahdaa reer maxamed shiikh ee adigu isa soo cadeey bal in aad tahay asxaabtii aan garanaynay oo aan dariska ahayn amaba isku schoolka ahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ilma Nero

Saturday, June 24, 2000 - 06:12 am
Waa i kan aniga oo ah reer Nero reer ceelboocle, xudunteey isdhaafe miciyaheey aa ku duugan!!
jaaw hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUHIDIN

Wednesday, June 28, 2000 - 07:03 pm
Walaalayaal anigu waxaan ahay reer bilaajo gaar ahaan u dhowaa farmashiye kutub xoor
waxaanu harqaan ku laheyn maana booliyo, waxaana
i dhalay Aweis Mohamed Shooble ee min fadlak
hadaad tahay reer maana booliyo ila soo xiriir
Emailka hoos ku xusan..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

pub.user

Wednesday, July 12, 2000 - 04:14 am
Hi aweys iska waran xageese joogtaa waxa kula hadlaayo xasan oo la dhashey jimcalle xaayow
saaxiib waa ilaah mahadii hadii mar kale la is maqlaa waxaan ku weydiiyay war ma u haysaa cabdi muxudiin, xasan nuur(xaskuley) iyo cimaaney,abuuker,iyo asxabtii kale

mahadsanid

xasan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed A.

Saturday, July 22, 2000 - 08:02 am
Asalaamu Caleykum.

Waxaan halkaan aan ka salaamayaa dhamaan Akhyaarta deganeyd xaafadaha kala ah Maanapooliyo,Ceelboo-
cle,Ceel-Axmed Qandac,Ceel-Owmuude,Buurbishaaro,
Buulo-Ukun,Ceel-Xaaji haruur iyo Bilaajo.
Haddii aan isku kiin sheego magaceyga waa Maxamed
Axmed (ina Axmed Maxaad Siyaad). waxaan deganaay
Maanapooliyo gaar ahaan suuqa xaafada ka soo horjeedo marka loo socdo ceelka Owmuude. cismaaney iyo xasan nuur dhamaan waxay ila degan yihiin kanada ee soo sheeg magacaada sidii salaan lagaaga gaarsiin lahaa. Waxaana igala soo xiriiri kartaan
emailka:Hagaf@yesic.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciida

Sunday, October 22, 2000 - 05:59 am
walaal waa ku salaamey anigoo ah gadhah ku dhashey ceel qandac waxaan aa walaalo nahay dhilin yaro aad aadiyo aad isu taqaanaan wadankan waxaan kasoo tagey 1985 ma taqaan qalbi raage
taliye alahaunaxariisto asaga mahad waxaa kaloo
jooga holand daauud raage ciise raage liibaan
mahamoud weheliye ismaaciil m weheliye deeqo m weheliye waxaa iswedan jooga muqtaar jeesto
iyo liibaan malaay saciid malaayna waxa uu joogaa
xaafadd ma taqaan xuubeey asagana waxaan ku maqley finland asaga iyo cabdiqoora
sidaas iyo nabadgelyo.adiga ma waxaad tahey kiin
mahamed sheekh cismaan iyo cadde mahamed sheekh cismaan oo deris la ahaa mahamoud ali maalin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 12:11 am
To Saciida
Wlaashey waan ku gartay Ina Fadumo Fariid Igu salaan saaxiibkey Mukhtaar Jeesto Iyo dhamman reer Aw Raage wixii kula jooga.waxaan deganaa shibis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciida

Monday, October 23, 2000 - 03:20 pm
walaal hadaad i garatey waxaan ahey reerka aad sheegtey laakiin magaceyga waa kaa qaldan yahey
ee adiga ku maad aheyd isoo sheeg ma ciyaalkii iga dib dhashey ayaad taheyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 10:33 pm
To Saciida
Igama qaldana magaca si aad ah ayaan u xasuustaa
walaalahaa oo dhan waan aqaan, kaama yari in aan kaa weynahay maahee,oo waxaan ku iri igu salaan Saaxiibkey Mukhtaar Jeesto. Adiga & Mukhtar yaa weyn?Qof ku yaqaan miyaad qaldi kartaa!!!!!!!
Igu salaan duqaaga?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luul

Saturday, October 28, 2000 - 06:26 am
ceelboocle iyo ceel qandac waad salaamantihiin
waxaana idiin weydihaa yaa war ka haayo reer mahamed saalax qunbac abuukar mahamed saalax oo loo ya qaaneney dhiiga.xasan afeey xaawo calooley
bulacoow. abdi xuseen caraay. cabdulaahi jeeri waxaan ku maqley iswka .xaafadaas yaad ka war haysiin anig ah gabar xaafada daganeyd kun nool
danishka aniga iyo walaashey iga yar.magaceygana
waa luul waxaana daganaa guryaha yaasiin gacal muke waxaan halan ka salaamaa jicaale xaayow walalkiis iiga soo waran saaxiibteey miinaay xayow warkina aan helo walalayaal.macsalaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 12:32 pm
SALAAMU CALAYKUN SOOMALIYEEY WAXAAN HALKAAN KA BAAFINAA DHALINYARADII DEGANEED BOONDHEERE GAAR AHAAN BUURBISHAARO AR YAA NOOL OO DHINTAY BAL XAAFADAS DHALINTEEDII INTERNETKA MA SOO GALAAN MISE WAA ................. MARKA HA LA I SOO SIIYO AQBAARTA REER BUURBISHAARO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan Kuusow

Monday, October 30, 2000 - 11:36 pm
To Mr Anonymous
Maxaa war lagu siiyaa adiga ayaaba gabar camal u
xishoonayee oo magacaaga qarsadey,si kasta ha ahaato, warka halagu siiyo reer buurka waa laba qeybood 1)Qeyb beerta ku jirto &
2)" Shaqeysato
kuwee warkooda rabtaa?Sida gabar naaska laga taabtay oo kale ha xishoonin(kidding)soo sheeg magacaaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sharmaan

Wednesday, November 01, 2000 - 09:37 pm
waryaa xasan kuusow horta kaftanka jooji tan kale aniga ma aheen kuwa beerta ku jira laakin waxaan ahaa kuwa shaqaysta marka saaxib aniga waa Sharmaan mana i garan gartid haddi aad tahay kuwa yar yaraa ee xaafadda buurbishaaro ee halkee ka deganeed buurka is cadee adigana saaxib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadiija

Thursday, November 02, 2000 - 01:30 pm
waxaan halkaan ka salaamaayaa dhamaan reer M.booliyo waryaa sharmaan iyo hassan kuusoow waad
ilbaxdeen dadka ma soo raadineysiin miyaa waxaan u maleynaayey inaad deris nimo taqaaniin ee maxaa idin heley halkeed ku nooshihiin ii soo sheega waxaadna igla soo xiriirtaan halkaan anigaana idin siin doono emailkeyga laakiin waxaa ka horeeyso inaad i aqoonsataan yaaaaaaa waaaayeeee
heeee waa gabar walaashiin ah hadaad xasuusan tihiin waa xaafadiina iyo deriska xalaasha ahaa.??????????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sharmaan

Friday, November 03, 2000 - 09:40 am
Ku Khadiija ;
Walaal waa ku salaamay runtii aad ayaan ugu farxsanahay in aan helo gabdhihii walaalaheey ahaa ee aan isku meel ku dhalanay isla markaana aheen deris ,marka abaayo halkee ka deganeed buurbishaaro,runtii aniga waxaan deganaa xaafadaas,ee adiga abaayo bal ii soo sheeg meeshaad deganeed . koleey aniga waxaan ag deganaa xaaji bintoow foodeey allaha u naxariistee .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan Kuusow

Saturday, November 04, 2000 - 05:01 pm
To Sharmaan & Khadiijo
Weli warkiina waa raqiis Sharmaan buurka ma deggana, dhammaan xusuus qorkeyga ayey ku jiraan
reer buurbishaaro,waxan saaxiib aheyn A/dir Dhagawyne Waxaana degganaa Biibitada Mareeg agteeda.
Khadijo maxaa laguugu daraa sheeg wax calaamad ah
ama deriskaagi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadiija

Sunday, November 05, 2000 - 04:22 am
waryaa kuusoow waxaan u maleynaayaa inaad aheyd xabad keento oo aadan hore u daganeyn ee waxaan ku leeyahey ma taqaan axmadeey shaam anigana waxaan deganaa nasiib buundo intaan la gaarin afarta jardiino waxaana u dhawaa cadulaahi
furiyoow khadiijo ali afrax ayaa ley yiraahadaa
waa iga intaas waxaana saaxiibo aheyn reer cali qaasim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHARMAAN

Monday, November 06, 2000 - 04:39 am
WARYAA HASSAN KUUSOW SAAXIBKAA DHAGA WEYNE SI FIICAN HADDI AAD U AQOON LAHEED WAXAA SHEEGI LAHEED FAMILY NAME AYEEY LAHEEN DHAWEYNE ,WAANA SIDAAN WAXAAN LA DHAHAA REER XUURSHE EE MARKA ADIGA YAA WAAYE ANIGA IYO DHAGAWEYNE ILAA IYO DUGSIGA DHEXE WAA ISLA DHIGANAY NIN IGA AQQON BADAN MA JIRO DHAGAWEYNE XASAN KUUSOW EE IS CADEE MID KALE KAEL KHADIIJO ADAA U EK XABAD KEENTO ILAA IYO HADDANNA MA FAHMIN MEESHA AAD SHEEGAYSO IYO DADKA AAD SHEEGAYSID MIDNA MARKA ADAA KOOTO AHEED IYO DADKA AAD SHEEGAYSID ABAAYO EE SI FIICAN WARKAADA U JILCI. HASSAN KUUSOW AAN U SOO NOQONAA SAAXIB ANIGABA MAQAAYADA AMA BIIBITADA MAREEQ LIIGAMA WEYN JIRIN INTA MESSHA DEGANA WAA IS NAQAANA EE ADIGA WARKAADA SOOO IFTIIMI DHALAINTA AAD TAQAANO EE REERBUURBISHAARO WEYDII MA TAQAANIIN SHARMAAN.