We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HI!! Waxaan halkan ka raadinayaa dhalinyaradii madiino daganeyd gaar ahaan la oran jiray "JUBBA" isla markaasna kubada u cayaari jiray. Hadii uu jiro qof akhbaartooda meel ku og ha igala soo xiriiro halkan. Dhamaan dhalinyaradaas oo dhan waa weynkoodii & yaryarkoodiiba. Aniga waxaan ka mid ahaa dhalinyaradii halkaas daganeyd isla markaasna ku cayaari jirtay magacaas. Aniga waxaa la i yiraahdaa oo aan ku magac dheerahay "GARAS" kaasoo dadka badankiis ay ii yaqaaneen ama laygu naanaysi jiray.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waraa garas waalagu salaamay salaan kadib intee madiino kadegneed aniga waxaan degnaa jid cadeha agtiisa waxaana dhigan jirey dugsiga macalin abshuiroow magaceyguna waa maxamed canjeex ex reer siliga
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, June 25, 2000 - 03:30 pm garasoo sxb waa lagu salaamay ninka kusalamay waxaa waaye nin layiraado ali wadaad oo kamid ahaa dhaliyarad kooxda jubba garas sxb aad baad u mahadsantahay maxaa yeelay dhaliyaradii wax xasuusto ciyaal xafad sxb ani u s a aan joogaaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, July 18, 2000 - 02:05 am HI!! Warayaa cali wadaad haye caafimaadka ka waran maxaad haysaa, oo kaalay waxaan ku waydiiyey goormaad USA soo gashay waxaanba kugu ogaa Gedo... Waxaan u maleynayaa inaadanba i garan sababtoo ah maadaama aad ANONYM aad soo qortay... Waxaanse kaloo ku waydiinayaa HA ISRAACDO xagey ku dambaysay war maka wada haysaa.......... Ninkuu Weli Cabdulahi aha ayaan u sheegay inaad soo qoratay wuu ikaa wayday... War awrkaaga hala helo teeda kale hadii aad e-mail leedahay ila soo socodsii.. bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 05, 2001 - 01:06 pm waar cali wadaad waa lagu salaamay, waxaa kula hadlaya waa Maxamed c/raxmaan oo aad macalin abshiroow wada dhigan jirteen, xassan c/raxmaan baa isna walaalkay ah, ii waran aniga waxaan intii muddo ah joogay Sweden xagee ku dambeeyay ninkii Alqirdi ahaa? saaxiib aad baan ugu farxay inaan warkaaga maqlo igala soo xiriir mailkan (ma22ah@student.hik.se) ama igala soo xiriir ICQ-ga numbarkiisu yahay 91644909
|