We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 22, 2000 - 01:52 am here i ammmmmmmmmm
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 27, 2000 - 06:12 am MASR JADIID MIDE CAJUUSA MISE MUHANDISIIN MISE DUEEY WAA LAGUU HAAYAA DADKII MEESHAAS DEGENAA SXB EE ADIGA XAAFADEE AYAA DEGENEED? SANADKEE AYAA JOOGTAY? MATAQAANAA (BASHIIR BIIBSI) HADII AAD TAQAANID II SOO SHEEG SXB IYO WELI INUU JOOGO QAAHIRO. WAAD MAHADSANTAHAY
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 31, 2000 - 03:46 am waxaan jooga sanadkii 1992-96 laakiin bashiirka aad sheegayso ma garanyo ee waxaan garanayaa bashiir buur, ee adigu magacaa xaggee ayaadse daganayd? aniga aad doonayso dadkii daganaa mohansisiin dokki cajuuusa iyo saxafiin ila soo xiriir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 31, 2000 - 05:48 pm ASALAAMUCALEEYKUM SAAXIIB ANIGA WAXAAN QAAHIRA KASOOTAGAY BILAAW GII 93gii, MAGACEYGA WAXAA LAYIRAAHDAA CABDI XASAN (CABDI YARE) WAXAANA DAGANAA CAJUUSA. WAXAAN GALAB WALBA BANOONI KU DHEELI JIRAY GAROONKA (ALL ZAMALIK) HADII AAD GARANEESID. SAXIIB KAWARAN MARKII UU DHULGARIIRKA(ZALZAAL) KA DHACAAY, SAAXIIBKIIS WADAN KEE AYAAD KU NOOSHAHAY HADEERTAAN? SAXIIB II SOOSHEEG AQYAARTII AAD ISLA JOOGTEEN MAGACYADOODII ,SABABTOO AH WAXAA LAGA YAA BAA IN AAN WAX KA GARTO. ANIGA AQYAARTII AAN ISLA JOOGNAY WAXAA KAMIDAH, TIMO JILIC,AXMADEEY GAAB,CABDIRAXMAAN(MAANKEEY) MUXUDIIN,CABDULAAHI YARE, XALANE,BULBUL IYO QAAR KALOO BADAN. SXB WAXAAN KAA SUGAAYAA JAWAAB!!!!!!! CABDI YARE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 31, 2000 - 07:45 pm hi aqyaarta: samaan ayaadba i soo xusuusiseen,, walaalow cabdi adigu ma waxaad u dhaweydeen masaajidka gaamac al fatxi,,, mida kale bul bulka aad sheegeyso ma a/duqqadir bul bul baa?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 01, 2000 - 08:11 am Abdi waan ku salaamey, waxaaan aniga joogi jiray qahiro 92 - 98, waana garanayaa bashiir bebsi, wuxuuna aaday Somalia, 97kii, melahaas, lakiinn waxaan aqaanaa dahir, lambo, Xasan ali, iyo maxamud farah, waxashtunaa yaanas!!! feenak yaa cammmmmmmmmmmm??????? aniga waxaan jogaa US. Atlanta.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 01, 2000 - 05:36 pm waryaa Anonymous waa kusaa laa may. aniga waa mukhtar lombo ee yaa tahay. UUL NAFSAK YAA CAM. CALI BUCUUS MI YAA TAHAY. YO E-MAIL ME OK. AANO99@BET.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 02, 2000 - 05:05 am Waxaan raadainayaa Sahra Cabaas Faqay oo markii ugu danbeeysay daganeed magaalada melbon ee dalaka ustaraaliya hadii aad garanayso ama aad taqaaanid qof garanaya waxaan kaa dodsanayaa in aad ila soo xariirisaan waxaana iga heli kartaan E-mail Fawzy17@aol.com Fawzy17@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 24, 2000 - 02:46 am Salaam dhamaan, Aniga waxaan degenaay Qaahira 89-93 waxaana degenaay dukki iyo macaadi. Waa wax fiican hadii reer Qaahiro ay israadinaayaan. Peace and luv NG
|