We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date yaa arkay ciyaal orfano xamar-jab-jab?waa fishe calooley ninka raadinaaya.waakan E mail keyga.ama iga soo xariir Agoonka@t-online.de
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,,,Orfano ,Majestrale,,,Colleggio Feraro,,Xamar Jab Jab Waaa Ku Wada dhanyihiin ee Adiga Ma Ringo-gii Seaman ka ahaa India, New Delhi Greater Kailash II Deggenaa maa tahay ,,,,,Email kaaga waan isku dayoo oo wuu ii soo gelli waayay!!!!! Waxbaa ka Khaldan,,,,,,,Bye Ex Orfano Zorroow Saaxiibkiis NeefoowKaniini waaye qofka kula hadlayo,,,,Eerkalo iyo UurSuusna meesha ayeey nala joogaan,,,,,,Fisho Calooleey bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Mahdasanid,Neefookaniini.away Zorrow,Erkole,Ursus?iyo Adigaba intee joogtiin? EX.original orfano ayaan raadinooyaa. Ali bikolo,anyax cune yare, feero-duubte,Eelaalay,Maxamed cawaale,tarsan,Qabri-dahare,cilmi-somali,si deg deg ah ila soo xariir. E mailkeyga sax waaye ,waakan meesha ku qoran. ama kaada isoo qor.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waryaa Neefookaniini,Zorrow saaxibkiis waa ku salaamay.waa Ringo ama Fishe calooley oo kaa sugaaya jawaab. kuli ciyaal-orfano,xamar jab-jab,majiataraale,kuleejo somalo,iyo kileejo-feraare. Ursus,Erkole,Gari-guber,Seyjanto, billy jeek,Cawaale-keleb,Cilmi-somali intaas ayaan hadda kaarabaa. Aniga weligey India mategin,becouse Sixir kaliya waaye. Adiga waxaan kaarabaa cinwaankaaga ku soo qor halkaan,sababta aad ayaan idinkuugo baahanahay.Longe time ayaa igu dambeysay ciyaal-orfano.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, June 23, 2000 - 11:18 am My name is Iman Nur Icar had a lot of friends like Tarzan who is livin now in London, Xasan (TIITI), John Ballaqow Alla ha naxriisto,Omar Ringo !!! Waa idiin salaamay inta nool, inta dhimmatayna Alla ha u naxriisto. My e-mail adress is: nur222@wishmail.net Thanks
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, June 29, 2000 - 10:53 am Waa leydiin salaamay dhamaan walaalaha sharafta leh. Oorfane + Muunyoosati + Boonkaay + Yoontooy + Jowhar ========= x a r u n t a L A F O O L E ------------------------------ ------------------------------ Daa'uud Jiis,Cilmi Soomaali,Jibiye,xageey ku dambeeyeen. Waa: x.Dh.K.Lafoole.Ismaqal dambe
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, July 03, 2000 - 03:33 am CIYAAL-ORFANO,XAMAR-JAB JAB IYO KULEEJO MAJISTARAALE IYO CIYAAL AFISYOONI IYO KULEEJO FERAARE, MEEL IGU SHEEGA?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, July 03, 2000 - 07:05 pm waraa ciyaal lafoole meel ku sheega ,,muqtaar balaqle,,saanjo,, ducaale;joon bastaardo, ariiroow, ilka case,,xagee ku danbeeyaan .. mahadsanidiin.
|