Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WARYAA CIYAAL XAMAR SARE AHAA 82-86?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUKUN

Tuesday, September 26, 2000 - 01:21 pm
magacayga waxaa la yiraahdaa Xasan Diiriye Jaamac waxaan ahaa ardaydii dhigan jirtay dugsiga sare ee xamar sanadadii 82-86, waxaan isku galaas ahaan jirnay Hodan Cali Garaad,Cabdi Calas etc, hadii uu jiro qof reer xamar sare ah ha ila soo xiriiro, waxaa halkan Stockholm ila jooga Cali Baaryare.Gaar ahaan waxaan jeclaan lahaa inaan akhbaartooda helo dhalinyarada ay ka midka yihiin Xasan Waamo,Caluula,Faysal etc.