We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Wednesday, June 14, 2000 - 09:22 pm axmed diini hooyadiis tahay germany? waxaan jeclahay in aan ogaado halkuu ku dambeeyay magacaygu waa faahima@yahoo.com
|
| | Wednesday, June 14, 2000 - 09:24 pm sorry my email is faahiima@yahoo.com thanks
|
| | Friday, June 16, 2000 - 01:04 pm HELLO FAHIIMA,,ABAAYO SALAAN KA DIB..ABAAYO WAXAAN ISKU GALAAS AHAAN JIRNEY AHMED DIINI WALAALKIIS ROOBLE, WAXAANA IIGU DANBEEYSAY AHMED DIINI ISAGOO GUURSADY GABAR GERMANY AH,,WUXUUNA DAGANAA GERMANY.. WAXAANA U MALEEYNAAYAA INUU DAGAN YAHAY WALI.. BYE WALAASHAA
|
| | Friday, June 16, 2000 - 01:07 pm HELLO FAHIIMA,,ABAAYO SALAAN KA DIB..ABAAYO WAXAAN ISKU GALAAS AHAAN JIRNEY AHMED DIINI WALAALKIIS ROOBLE, WAXAANA IIGU DANBEEYSAY AHMED DIINI ISAGOO GUURSADY GABAR GERMANY AH,,WUXUUNA DAGANAA GERMANY.. WAXAANA U MALEEYNAAYAA INUU DAGAN YAHAY WALI.. BYE WALAASHAA
|
| | Friday, June 16, 2000 - 10:12 pm WALAASHAY, AAD AYAAD U MAHAD SANTAHAY.
|
| | Wednesday, July 19, 2000 - 02:47 am War yaa yaqaan Cabdi Cumar Cabdi oo loo yaqaano Cabdi yare - Majeerteen Cismaan Maxamud Hooyo Carab Saalax. waxaan baafinayaa Cabdi Cumar Cabdi oo loo yaqaan Cabdi Yare waa majeerteen Cismaan Maxamud, Hooyadiis waa carab saalax. waxaan ka wada shaqayn jirnay warshaddii kaluunka SMP ee Kismaayo. waxaa xiriirkeena ugu dambaysay isagoo jooga India aniguna Kampala 1992 waxaan ku maqlay in uu hadda joogo Denmark war saxanse ma hayo.
|