Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAXAAN BAAFINAYAA MACALIN LAYIRAHDO CADULAHI CALI CIISE!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isaka-arag

Sunday, June 18, 2000 - 01:53 pm
Asalamu caleykum, waa salamantihiin dhamaan, waxaan idiinka codsaneynaa aniga iyo asxaabta aa isku iskuulka aheeyn in aan radineeyno Macalin wax nooga dhigijiray dugsiga sare ee layirahdo SHEEQ XASAN BARSAME macalinkaas wuxuu noo dhigi jiray xisaab marki noogu danbeesayna waxaa noolugu sheegay in uu joogay Kenya, so waxaa idiinka codsaneeynaa hadii aad maqasheen, ama kaseeysan meel oo joogo in aad nagala soo xiriirtaan, emailkan zanuuba26@hotmail.com sidaas iyo nabadgelyo, Aslamu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan

Wednesday, June 21, 2000 - 12:23 am
isaka arag sanadkee dhigan jirtay sheekh xasan barsane. macalinkaas waan aqaan ee meeshu joogo ma ogi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, June 22, 2000 - 03:48 am
kolay ma ku garan laakiin waxaan kuu sheegi lahaa in aan hayo abdulaahi ali isse meesha aad kala xiriiri kadhid,ee igala soo xiriir emailkan hassanjr@usa.net

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iska-arag

Thursday, June 22, 2000 - 10:02 am
Asalamu caleykum, xasan walal waxaan ahaa dadki foon-foorada ahaa markuu dagalki dhacay so 90-91ki loodkoodi ayaan ahaa.

Asalmu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Thursday, July 06, 2000 - 08:51 pm
iska arag,
walaal aniguba waxaan dhiganayey form 4 markuu dagaalka bilowday(fasalka B).adigu fasalkee aheyd?? macalin c/aahi ciise waxaa iigu war dambeysay inuu kenya joogay.
ardadii fasalkeena aheydse maxaad war ka heysaa??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xawo tako+yasin osman

Saturday, July 08, 2000 - 09:00 pm
WAR ANAA B DHIGAN JIREY EE MACALLIN ABDULLAAHI CIISE WAXAAN KU MAQLAY TANZANIA MARKA LADANEEY WADANKEE JOOGTAA ?
ANIGA WAXAAN JOOGAA CANADA ,GAAR AHAAN TORONTO>>> EE ADIGUNA MISE MA XASUUSATAA DAD AAD ISKU BOOS FADHIISAN JIRTEEEN ?????


WAR YAA XASUUSTA MACALLIN BAHLUUUL & MA U JEEDAA MACALINKII KIMISTARIGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Wednesday, July 12, 2000 - 07:19 pm
walaal waan xasuustaa macallin bahluul iyo macallinkii kimistirigaba.
aniguba waxaan ahaa xaawo taako + yaasiin cismaan + sheekh xasan barsane.
ardadii fasalkeena waan wada xasuustaa ee adigu kumaad aheyd?
waxaana joogaa mareykanka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xawo tako+yasin osman

Thursday, July 13, 2000 - 06:36 pm
hade magac meeshan lagama sheegi karo ,, mana lihi e-mail marka labadeenaba waxaa noo fudud in aan isku garano dadkii aan isku booska ahayn.....

mideeda kale ma xaawo taako baad ahayd mise reer yasin osman ????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xawo tako+yasin osman

Thursday, July 13, 2000 - 06:39 pm
4 gabdhood ayaan aqaan oo mareykanka joogto weliba isku magaalo nashville ee ma kuwaas ayaad ka mid tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Friday, July 14, 2000 - 07:04 pm
aniga waxaan dhigan jiray xaawo taako iyo yaasiin cisman(fasalka 6aad ayaan u baddashay).
gabdhaha aan isku galaaska aheyn oo nashville jooga waa kuwee walaal?waan jeclaan lahaa inaan la xiriiro.adiguse yaad la fariisan jirtay??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PURE XAAWO TAAKO

Tuesday, July 18, 2000 - 01:17 am
ASALAAMU CALEYKUM ARDEYDII SHEIKH XASAN BARSANE,
ANIGA WAXAAN AHAA LODKII U DAMBEEYEY OO DHAMEEYEY 89/90 4B,ASALKEYGU FROM XAWA TAAKO,WAAN AQAANA CABDILAAHI CIISE LAAKIN SINCE SOMALIA WAR KAMAAN HELIN MEELU JOOGO,QOFKII WAR KAHAYA HA IGU SALAAMO.WAXAAN RAADINAYA ARDEYDII XILIGAA DHAMEYSAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISKA-ARAG

Tuesday, July 18, 2000 - 01:48 pm
ASALAMU CALEYKUM, WAA MAHADSANTIHIIN KULIGIINBA KA JAWAABIDA AAD KA SOO JAWAABTEEN BAFINTAAN. ANIGA WAXAAN AHAA REER XAAWO TAAKO AND SHEEQ XASAN BARSAME WAXAANA DHIGAN JIRAY FASALKA "B" MARKA EMAILKEEYGA MEESHA AYAAN KU QORAY SO IGALA SOO XIRIIRA MEESHAS HADII AAD ARDAYDI AAN ISKU FASALKA AHEEYN TIHIIN.

QEER INASHA ALAH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xawo tako+yasin osman

Tuesday, July 18, 2000 - 07:38 pm
hi ladan:
aniga waxaan dhigan jirey xawo tako all dugsigii dhexe marka waxaa jirta asxaab fara badan oo naga badashey 6 aad kii ka dib na high school kii aan ku kulanay sheeq xasan barsame waxaan dhigan jirey 4B sanadkii ugu danbeysey ardadii galaaskeena waxaa ka mid ahaa :

AFGOOYE
GULED ROOTI
XUSEEN XASAN
XASAN MADOOBE
XUSEEN GRASINI
ABDIQALIF
MAHAD KARSHE
YAASIIN DOOBIYO
KUURIYA
MAXAMED ABSHIR
BARE FARAX SIAD & ABDUQADIR FARAH SIAD
MAXAMED TRI ANGLO.


SHUKRI BUUR
DEEQO C/LAHI JAMAC
SUAD SIED NAJI
MULKI OSMAN YUOSUF
MUNA (COSOB) & WALAASHEED QAALI
SICIIDO AXMADEY
FATXIYA IMAN
FATXIYA MAXAMUUD DIIRIYE
XAADSAN AXMED ADEN
UBAX C/LAAHI GACAL
ZEYNAB M ALI
SAGAL MUUMIN
BILAN
haweya
NIMCO M ALI
SAREEDO

&&&&&&&&&&&&.......
MARKA DADKAAS BAAN AQAANAA iyo weliba qaarkood meelaha ay joogaan hadaad ka mid tahay waa ku kaa magaaladaada ii soo sheeg si aan kuu garto.....


pure xawo tako adigana waa ku salaamay maybe one those i name it if so,,,,, intee adduunka ka joogtaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Tuesday, July 18, 2000 - 08:26 pm
Hi Xaawa Taako+ Yasin Cismaan,
wooooooooow!! that is amazing!
waxaad xasuusataa ardada badidood iyo 3dooda magacba.
adiga ma ka mid tahay dadkaaa aad soo sheegtay magacyadooda??
dadkaa aad soo sheegtay pllz haddaad kala taqaanid meel ay joogaan ama address-yadooda ii soo sheeg.waxaan rabay inaan salaamo.
illaa iyo hadda maadan soo sheegin cidda aad la fariisan jirtay?!

P.S.: maadaan sheegin inaad wiil ama gabar tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Tuesday, July 18, 2000 - 08:33 pm
Iska arag,
waxaan ahay ardaydii fasalka B.
xaggee joogtaa?? e-mailkaagana maadan soo qorin!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xawo tako+yasin osman

Wednesday, July 19, 2000 - 05:45 pm
hi ladan:

aniga waxaan ka xumahay in aan e-mail lahayn iyo in ay fiicneyn in magacaada iyo magacaygaba aan halkaan ka soo bandhigno marka sidoo kalee hadaan ku soo wici lahaana taleefana ma la soo qori karo ee marka sida ugu fiican ma xasuusataa lanbarkii galaaska ama yaad la fadhiisan jirtey?

haddii la helo one of those magaca waa layska garan ......

marka sidaas ayaan isku haybsan karnaa ee labadaas midkood ii soo sheeg ...

dadkana waxay joogaan usa, italy,sweden ,canada,uk,somalia,australia iwm....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iska-arag

Thursday, July 20, 2000 - 08:43 am
Hi Ladan,

Walashiis waakan emailkeeyga so hadii uu Ilah yirahdo igu soo jawaab sida ugu dhaqsiga badan si aan u ogaada qofka aad tahay, hadii uu ilah yirahdo anigaa kugu soo celin doono marka aan aqbaartada helo.

here is my email zanuuba26@hotmail.com

And Xawo tako+yasin osman, warayaa walahi qof fiicana tahaye ardaydi kuli waa wada xasuusataa yah! well bal fiiri hadii aad aniga i xasuusan kartid waxaan fadhinjiray safka dhaxda ku jiro kurisiga ugu horeeyo ee sabuurada u dhawaa bal ila soo socod sii hadii aad igaran kartid madama si lagula xiriiri karo ayasan jirin ok! Well sidaas iyo ismaqal danbe oo xiiso leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Friday, July 21, 2000 - 07:36 am
Xaawo taako+ yasin cismaan,
ardadayadii waxaaa kale oo list-ka ka maqan:

Mahad( kii labaad,naaneystiisii ma xasuusto)
Liibaan cali


Deeqa iyo farxiya cabdicasiis
Faaduma niito
Faaduma sambuus
idil maye
Hanad

adigana booska iyo safkaa fadhin jirtay soo sheeg ama ciddaad isku booska aheydeen si laguu garto maaddaama aadan e-mail laheyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sambuus

Tuesday, July 25, 2000 - 02:01 pm
Hi Ladan:
waad ku mahadsan tahay xasuusashada aad i soo xasuusatay. Ma og tahay meesha ey ku dambeyso Haweeya, Faduma Niito, and Nimco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sambuus

Unrecorded Date
Hi Ladan:
Mahad kale naaneystiisu waxay aheyd(Faaygabeey)
ardayda kale oo laga tagay ayaan isku dayayaa in aan idiin soo xusuusiyo.

Baxnaan
Idil Osman Jamac
Deeqa c/llaahi Jamac
Sucdi Ahmed Ise
Leyla Hassan Jilacoow
Samatar Mah'ed Said

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Unrecorded Date
Dear Sambuus,
i dont believe this!! girl it is good to hear from you after soo many years!
abaayo si fiican ayaan kuu xasuustaa oo qof la ilaawo karo ma tihid.
mahadsanid inaad ardayda inta kale i soo xasuusisey iyo naaneysta faay-gabay.
anaa kuu soo sheegaya meesha ay gabdhahaasi joogaan email-kayga ka qaado iska arag.
abaayo waan ka war sugayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

atlanta

Unrecorded Date
woooow could this be my best friend? xasuustaada aad bay u fiican tahay, waxaan ka helay sidaa 3deeyda magac u xasuusatid. I think by now you know who I am...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sambuus

Unrecorded Date
Dear Ladan,
Waan fiicanahay. waxaan la joogaa Iska arag. Phone-kaada na soo sii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sambuus

Unrecorded Date
Atlanta warka keen isna soo sheeg qofka aad tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sambuus

Unrecorded Date
Dear Atlanta:
Qofka aad tahayba,waxaan jeclaan lahaa in aad isku keey sheegto. Tan kale sideen u iloobi qof aan school isla soo dhiganay waa anigoo dhahay waxaan iloobay walaasheey or walaalkeey. send me your email. use ( igu soo dir "ISka arag" emailkeeda) midka kor ku qoran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

pure xaawo taako

Tuesday, August 01, 2000 - 02:31 am
salaan junior.

badankiin waan idin gartey,laakin waxaan raadinaya wax dhameeyey iskuulka 89/90 4B fadlan ma ii soo sheegi kartaan hadaad qof ka taqaaniin.
waad salaaman tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xawo takoyasin osman

Thursday, August 24, 2000 - 08:41 pm
hi ladan
abaayo iga raali ahow muddo kuguma aan soo war celin aniga waxaan fadhiisan jirey safka dariishada u dhawaa waxaana ka horeeyney niito iyo haweeyo,teeda kale mahad (faay gabey) naanaystiisa iyo magacyaadii aan ka tageyba waa kaa la soo wada sheegey hal qof ayaa galaaska laga tagey ee bal adiga & sanbuus & iska arag qofkii xasuusta ?????????


to iska arag:
aniga safka dhexda ee hore waxaan u xasuustaa in ay fadhiisan jireen :
sagal maxamed muumin
bilan maxamuud maxamed
zeynab maxamed ali
fatxiya maxamuud diiriye

marka hadaadba tiri safka dhexda booska ugu horeeyo ayaan fadhiisan jirey 4 taas midkood aa tahay,weliba waxaan ka jeclaan lahaa in aad iisoo sheegto wadanka aad joogto markaas ayaan 100% ku garan lahaa qofkaad kasii tahay.
waxaa kale oo la hilmaamey liiska
hani shaarbooley & ardo ali amxaar....
to sanbuus:
adi weli magaaladii aan kugu ogaa maa degen tahay teeda kalena hanad galaaskeena ma aheen intii galaaskeena aheed leen sheegeyney .....


see yah aqaarta