Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan raadinayaa ardaydii dugsiga sare ee sheeq Awees baydhaba
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Friday, June 23, 2000 - 02:27 am
Hadii aad tahay mid ka mid ah ardaydii ka baxday dugsiga sare ee sh. Awees sanadihii 1986/87,
waxaan aad u xiisaynayaa inaad ila soo xariirto waa XASSAN CABDULQAADIR oo loo aqoon jiray waagaa XASAN QAXOOTI.Deganaa xaafada horseed ee boosteejada xamar amaba dugsigii dhexe ee berdaale.
Igala soo xariir Emailka ah baydhaba@hotmail.com